Puntland oo faahfaahisay dhacdooyinkii ugu dambeeyay Covid 19

0
Tuesday June 16, 2020 - 21:32:52 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo faahfaahisay dhacdooyinkii ugu dambeeyay Covid 19

    Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee degaanada maamulka Puntland. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: Waxaa maanta 5 6 , dadka xanuunka maanta l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee degaanada maamulka Puntland. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: Waxaa maanta 5 6 , dadka xanuunka maanta laga helay ayaa da'dooda udhaxaysaa 2 70 degaanada maamulka Puntland. 16 qof ee xanuunka laga helay 14 2 14 , 1 Caluula ee Gobolka Gardafu , Hal qof ayaa soo caafimaaday. Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ayaa hada gaartay 263 , 7 43 .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip