Askari xabad sigaar ah ku dilay nin da, ah Muqdisho

0
Tuesday June 16, 2020 - 21:31:25 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari xabad sigaar ah ku dilay nin da, ah Muqdisho

    Askari ka tirsan illaalada Guddoomiyaha Degmada Shangaani, ayaa goor dhaw wuxuu Isgoyska Umbulutooriyada ku dilay nin miis ku iibinaayay goobtaasi. Ninka miiska iibinaayay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cumar wuxuu ahaa nin da, Askariga ayaa ka d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsan illaalada Guddoomiyaha Degmada Shangaani, ayaa goor dhaw wuxuu Isgoyska Umbulutooriyada ku dilay nin miis ku iibinaayay goobtaasi. Ninka miiska iibinaayay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cumar wuxuu ahaa nin da, Askariga ayaa ka dalbaday Sigaar ka dibna siiyay lacag jeex jeexey markii uu diidayna xabad ku dhuftay. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa dalbaday in Caddaaladda la horkeeno Askarigii falkaasi geystay oo ay qabteen Ciidanka Booliska.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip