Galmudug oo hirgalisay xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19

0
Tuesday June 16, 2020 - 19:40:00 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo hirgalisay xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19

    Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xilibaano iyo taliyaha booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19 ee Galkacyo. Xaruntaan ayaa muhiim u ah bulshada kunool gobolka Mudug, maadaama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xilibaano iyo taliyaha booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta Maareynta iyo Daaweynta COVID19 ee Galkacyo. Xaruntaan ayaa muhiim u ah bulshada kunool gobolka Mudug, maadaama aysan ku oolin xarun kale oo lagula tala galay Covid-19. Hadal kooban oo halkaas uu ka jeediyey ayuu ugu mahadceliyey hay'ada IMC oo kaalin weyn ka qaadatay diyaarinta xaruntaan. Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada Galmudug inay taxadaraaan Ayna u hogaansamaan tilmaamaha Caafimaadka ee ay bixinayaan dhaqaatiirtu. Xarunta waxaa lagu diyaariyey sariiro oxygen iyo agabka lagula tacaalo Covid19 waxaana sidoo kale diyaar ku ah shaqaale u diyaarsan inay la tacaalaan bukaanada usoo rito Covid19.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip