Akhriso: Jubbaland oo qaadacday aqoonsigii Madaxtooyada Soomaaliya

0
Sunday June 14, 2020 - 17:33:01 in Wararka by
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Jubbaland oo qaadacday aqoonsigii Madaxtooyada Soomaaliya

    Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday war saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweyne KMG ah iyo labo sano oo muddo xileedkiisa yahay, kaasoo ka bilaabanaya maalintii la doortay. War sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday war saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweyne KMG ah iyo labo sano oo muddo xileedkiisa yahay, kaasoo ka bilaabanaya maalintii la doortay. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu caddeeyay in aanay jirin cid go'aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka Jubbaland, si aan waafaqsaneyn Dastuurka, isla markaana muddo xileedka hey'adaha loo doorto inay yihiin 4 sano.


          

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip