Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Soomaaliya oo istaagay

0
Sunday June 14, 2020 - 22:31:12 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Soomaaliya oo istaagay

    Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Somaliya ayaa natiijo la,aan ku soo dhamaaday sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan dalka Jabuuti. Natiijo la'aanta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland uu dalbada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajiga Koowaad ee wada hadalka Somaliland & Somaliya ayaa natiijo la,aan ku soo dhamaaday sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan dalka Jabuuti. Natiijo la'aanta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland uu dalbaday Ajandaha Shirka in lagu soo daro gooni Isu taaga Somaliland. Labada qodob oo uu miiska saaray madaxweyne Biixi ayaa sababay in shirkii wajigiisii koobaad halka maanta lagu joojiyo ayaa kala ah: 1. In garawshiyo laga bixiyo xasuuqii loo geystay shacabka Somaliland. 2. In lagu daro ajandaha in Somaliland aqoonsi la siiyo . Waxaa socda dadaallo ku aadan in mar kale dib la isku soo laabto si loo sii amba qaado Shirka oo hadda is taagay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip