Kulankii Maanta ee Aqalka Sare oo khilaaf u baaqday

0
Sunday June 14, 2020 - 22:26:54 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Maanta ee Aqalka Sare oo khilaaf u baaqday

    Shirkii Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa baaqday ka dib markii ay ku kala qeybsameen Gddoonka iyo Senatorada Golaha Ajendaha kulanka oo ahaa wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka Golaha Aqalka Sare si shirarka Aqalka Zo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa baaqday ka dib markii ay ku kala qeybsameen Gddoonka iyo Senatorada Golaha Ajendaha kulanka oo ahaa wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka Golaha Aqalka Sare si shirarka Aqalka Zoom loogu dhigo. Baaqashada kulanka kadib ayaa Xubno katirsan Aqalka sare oo Warbaahinta la hadlay waxaa ay sheegeen in ay ay kasoo horjeesteen in aalada Zoomka lagu shiriyo Sanetarada Golaha taas oo ay ku tilmaameen in ay tahay sharci daro. Waxay ku baaqeen in si deg deg ah loo furo fadhiyada golaha Aqalka sare maadama maanta uu baaqday kulanka Sidoo kale waxaa ay ku baaqeen in siwadajir ah kulamada labada gole loo qabto xiliyada laga doodayo arimaha doorashooyinka dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip