Taliyihii booliska Atlanta ee dalka Maraykanka oo is casilay

0
Sunday June 14, 2020 - 15:16:59 in Wararka by
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii booliska Atlanta ee dalka Maraykanka oo is casilay

    Taliyihii booliska magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay kadib, toogasho askartu u gaysatay nin madow ahaa Jimcihii lasoo shaafay, isaga oo dibad bax ka qeyb qaadanaya. Sargaalka is casilay oo la yira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii booliska magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay kadib, toogasho askartu u gaysatay nin madow ahaa Jimcihii lasoo shaafay, isaga oo dibad bax ka qeyb qaadanaya. Sargaalka is casilay oo la yiraahdo Erika Shields ayaa warqada iscasilaadiisa ku wareejiyay duqa magaalada Atlanta. Ciidamada booliska ayaa Jimcihii toogtay Rayshardh Bruukis oo 27 sanno jir madow ahaa mar uu ka qeyb qaadanayay banaanbaxyo rabshado watay. . Illaa xalay dibad baxayaaal caraysan ayaa xiray inta badan wadooyinka Atlanta ayagoo dalbanayay in askarigii dilka gaystay cadaaladda la hor keeno.

   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip