Qarax khasaaro badan geystay oo ka dhacay dalka Shiinaha

0
Sunday June 14, 2020 - 14:51:32 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax khasaaro badan geystay oo ka dhacay dalka Shiinaha

    Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyooday 190 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari nooca shidaalka qaada ah oo ka dhacay magaalada Sheenyaan la yiraahdo oo ku taala Koonfurta dalka Shiinaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 20 ruux ayaa ku geeriyooday 190 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari nooca shidaalka qaada ah oo ka dhacay magaalada Sheenyaan la yiraahdo oo ku taala Koonfurta dalka Shiinaha.     

             Mas’uuliyiinta caafimaadka Shiinaha waxay sheegeen in haan shidaal ku jiray oo gaari saarnayd qaraxday taasna ay keentay in bur bur soo gaaro dhismooyinkii wadada hareeraheeda ku teedsanaa.

            Wakaaladda wararka Shinwaa ayaa ku waramaysa in gaariga qarxay uu ku socday magaalada labaad ee Shiinaha ugu weyn ee Shangahay.

Dab ka dhashay oo qabsaday dhismooyin wadada ku yaala ayaa sababay in khasaaruhu kordho sida laga soo xigtay duqa magaalada qaraxu ka dhacay

  Lama oga waxa sababta qaraxa hase ahaatee dawladu waxay sheegtay inay baaris samaynayso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip