Tahriibayaal Soomaali ay ku jirto oo lagu laayay Dalka Liibiya.

0
Saturday June 13, 2020 - 18:14:17 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahriibayaal Soomaali ay ku jirto oo lagu laayay Dalka Liibiya.

    Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha. Waxaa hadda soo baxaya warar sheegaya i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rag magafayaal ah ayaa toddobaadkii hore dalka Libya ku laayey dad muhaajiriin ah oo gaarayey illaa 30 qof, kadib markii muhaajiriinta ay dileen mid ka mid ah magafayaasha. Waxaa hadda soo baxaya warar sheegaya in dadkaasi ay Soomaali ku jireen, waxaana inta la xaqiijiyay dhintay mid, halka mid kalena uu ku dhaawacmay. Maxamed Colaad Xassan ayaa Khadka taleefanka ee magaalada Tripoli caasimadda Libya kula xiriiray safiirka Soomaaliya ee Libya Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy.

.

        Xigasho:VOASomali



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip