Culeysyo soo wajahay Madaxtooyada Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Friday June 12, 2020 - 23:05:03 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Culeysyo soo wajahay Madaxtooyada Soomaaliya (WARBIXIN)

    Tan iyo markii dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay buuq ku fureen Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jiray culeyso siyaasadeed oo soo wajahayay Madaxda S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo markii dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay buuq ku fureen Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa jiray culeyso siyaasadeed oo soo wajahayay Madaxda Sare ee dowladda. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku baaqay in la qabto shir deg deg ah oo ay arrimaha doorashada uga tashanayaan Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada,waxaana qoraalkaas taageeray, Dowlad Goboleedyada, Hir-Shabeelle,Puntland iyo Jubbaland. Sidoo kale War-Saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu dalbaday in la qabto shir u dhaxeeyo Madaxda Dowladda & Dowlad goboleedyada si looga tashada Arrimaha doorashooyinka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip