Maamul Cusub oo loo Magacaabay degmada Waajid

0
Friday June 12, 2020 - 17:27:28 in Wararka by
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Cusub oo loo Magacaabay degmada Waajid

    Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Waajid loogu Magacaabey Maxamed Yuusuf Cali halka Guddoomiye kuxigeenka koobaad loo magacaabey Mukhtaar Axmed Xasan, Guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa loo Magacaabay Cali Guuraaw Maxamed. Ugu dambeyn mas'uuliyiinta Cusub ee Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la faray inay si wanaagsan u gutaan Shaqadooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip