Dadka ka bogsaday Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 532

0
Thursday June 11, 2020 - 19:52:12 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka ka bogsaday Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 532

    Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > L

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 61 > Somaliland: 25 > Benadir: 13 > Galmudug: 8 > Puntland: 5 > Koonfur Galbeed: 8 > Jubbaland: 2 > Lab: 34 > Dhedig: 27 > Bogsasho: 26 > Dhimasho: 0 ——————————– > Tirada Guud Laga Helay: 2,513 > Bogsashada Guud: 532 > Dhimashada Guud: 85


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip