Maamulka Koofur galbeed oo sheegay in bisha Julay dib loo furayo goobaha waxbarasho.

0
Thursday June 11, 2020 - 19:39:55 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Koofur galbeed oo sheegay in bisha Julay dib loo furayo goobaha waxbarasho.

    Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo dadka,gaar ahaan ardayda halkasi.

Madaxweynaha  ayaa sheegay in Bisha July ee soo socota dib loo furi doono dugsiyada ku yaalla deegaanada Koonfur Galbeed,kuwaas oo loo xiray sababo la xiriira cudurka COVID-19.

Madaxweynaha dowlad-goboleedka  Koofur Galbeed waxa uu xusay in deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan degmada Xudur ay aad u liidato heerka wax barasho ,sidaa daraadeedna  loo baahan yahay in la tayeeyo adeegyada dhanka waxbarashada ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip