Kiisaska COVID-19 ee Mareykanka oo dhaafay labo Milyan

0
Thursday June 11, 2020 - 19:35:02 in Wararka by
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kiisaska COVID-19 ee Mareykanka oo dhaafay labo Milyan

    Khubarada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000 oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee sanadkan, sidaa waxaa yiri Ashish Jha, oo ah madax Machadka caafimaadka ee Jaamaacadda Harvard ee Global Health Institu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khubarada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000 oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee sanadkan, sidaa waxaa yiri Ashish Jha, oo ah madax Machadka caafimaadka ee Jaamaacadda Harvard ee Global Health Institute, xilli kiisaska COVID-19 ee Mareykanku dhaaftay labo milyan. Tirada dhimashada ee dalka Mareykanka ayaa maraysa in ka badan 113,000 ruux. In ka badan 7.36 million ruux ayaa guud ahaan caalamka laga xaqiijiyay in ay qabaan Coronavirus iyadoo dhimashada ay tahay 416,000, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins oo isku howsha in ay uruuriso xogaha la xiriira saf-marka COVID-19 ee caalamka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip