ARRIMAHA SOOMAALIYA OO WAJI KALE YEESHAY AMISOM OO LAGU BADALAAYO UNISOM

0
Thursday October 01, 2015 - 10:21:46 in Wararka by
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ARRIMAHA SOOMAALIYA OO WAJI KALE YEESHAY AMISOM OO LAGU BADALAAYO UNISOM

    Aduunwaynaha waxay go'aan ku gaareen in ciidamada Africaanka ah AMISON ee jooga Soomaaliya lagu badalo Ciidan Nabad Ilaalin ee Qaramada Midoobay ( UN peacekeeping) sida ku cad communique ka soo baxay shirkii (High-Level Meeting for Somalia).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aduunwaynaha waxay go'aan ku gaareen in ciidamada Africaanka ah AMISON ee jooga Soomaaliya lagu badalo Ciidan Nabad Ilaalin ee Qaramada Midoobay ( UN peacekeeping) sida ku cad communique ka soo baxay shirkii (High-Level Meeting for Somalia). Waxay kaloo aduunka digniin u diray madaxda Soomaalida, ayagoo loo sheegay inuusan aduunwaynaha u dulqaadan doonin markale inay danaha dalka ay ka hor mariyaan danahooda qaaska ah, sida dib u dhigid nabada, dib u dhiska dalka iyo mida ugu muhiimsan oo ah doorashada la damacsan yahay inay dhacdo 21016. Tani waxay ka marqaati kaceeysaa inay doorasho dhaceeyso.

Hadaba waxaan aaminsanahay inay labadaan arinba ay dan u tahay umadda Soomaaliyeed, sabatoo ah mar hadii ay la wareegto UN waxaa yaraanaayo doorka ay ku leeyihiin dowladaha deriska arimaha dalkeena tasoo ay Soomaali badan ay aaminsan yihiin in mushkilada Soomaaliya ay qayb ka yihiin.

Waxaa kaloo farxad ah in la diiday doorasho ku koobnaato 300 qof kaliya, oo la doonaayo in shacabka Soomaaliyeed loo yeelo awood ayku doortaan hogaankooda, tasoo lagu heli karo hogaan haaysta kalsoonida shacabka Soomaaliyeed.

"We called for the urgent provision of enhanced support to enable AMISOM to more effectively discharge its mandate, and to create conditions for deployment of a UN peacekeeping operation at the appropriate time. We welcomed the Secretary-General’s intention to present recommendations that would ensure the UN Support Office for AMISOM is effectively resourced and structured.”

” We therefore expressed our concern at recurrent political crises in the federal institutions. Recalling United Nations Security Council Resolution 2232 (2015), we urged all parties to put aside partisan interests and work together in a spirit of national unity for the good of Somalia. We affirmed that the FGS and its international partners will have no tolerance for those that hinder or delay peace- and state building, including the electoral process in 2016.” Communique at High-Level Meeting for Somalia.

image image

XIGASHO :-SOMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip