Wuu Istaahilaa Wiilka Yar!! Man United Oo Heshiis Waqti Dheer Ku Abaalmarinaysa Mucjisoole Marcus Rashford.

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:58:45 in Sports News by
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wuu Istaahilaa Wiilka Yar!! Man United Oo Heshiis Waqti Dheer Ku Abaalmarinaysa Mucjisoole Marcus Rashford.

    Man United ayaa lasoo sheegayaa inay go`aansatay inay wada hadalo dhaqso ah la biloowdo wiilka laga yaaban yahay ee Marcus Rashford. Wiilkaan yar ayaa mucjiso dhigay afar beri gudahood isagoo shabaqa u diray afar gool, waxaana weli laga yaaban yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Man United ayaa lasoo sheegayaa inay go`aansatay inay wada hadalo dhaqso ah la biloowdo wiilka laga yaaban yahay ee Marcus Rashford. Wiilkaan yar ayaa mucjiso dhigay afar beri gudahood isagoo shabaqa u diray afar gool, waxaana weli laga yaaban yahay labadii gool ee cajiibka ahaa ee uu ka dhaliyey Arsenal.

Ka dib qaab ciyaayreedka mucjisada ah United ayaa si dhaqso ah wada hadalo ula bilaabi doonta Marcus Rashford iyadoona damacsan inay heshiis waqti dheer ka saxiixdo, sida laga soo xigtay Daily Mail.

18 Sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa Old Trafford dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2016-17.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip