Musiibo: Real Madrid Oo Ku Dhawaaqaday War Naxdin Ah Oo Ku Saabsan Dhaawaca Karim Benzema.

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:56:59 in Sports News by
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musiibo: Real Madrid Oo Ku Dhawaaqaday War Naxdin Ah Oo Ku Saabsan Dhaawaca Karim Benzema.

    Real madrid ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda weerarka ee Karim Benzema uu maqnaan doono in ka badan mudadii horay lo filayey ka dib dhaawiciisii Gumaarka ah ee soo gaaray kulankii Madrid Derby.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real madrid ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda weerarka ee Karim Benzema uu maqnaan doono in ka badan mudadii horay lo filayey ka dib dhaawiciisii Gumaarka ah ee soo gaaray kulankii Madrid Derby.

Weeraryahanka heerka caalami ee xulka France ayaa lugu qasbay inuusan garoonka kusoo laaban qaybta dambe kulankii Los Blancos guuldarada kasoo gaartay deriskooda Atletico Madrid.

Ka dib markii xiddiga lugu naanayso "Karaamatul Santiagoā€¯ la mariyey baaritaan dhaawaca muruqa ah ayeey Real Madrid ku dhawaaqday in xiddigaan ka maqnaan doono in ka badan intii horay loo filayey.

Los Blancos ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaan Benzema marka hore la filayey inuu ugu yaraan garoomada ka maqaan doono 10 maalin, laakiin hada ayaa la ogaaday in 28 sani jirkaan uu garoomada ka maqaan doono ugu yaraan mudo Sadex Isbuuc ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip