Suuqa: Wiilka Bilisyoonada Looga Dambeeyo Ee Miralem Pjanic Oo Kooxdiisa Ku Cadaadinaya Inay Ka Iibiyaan Koox Wayn Oo London Ka Dhisan. Arsenal Mise Chelsea? Barcelona & Real Ayuu Iska Diiday.

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:53:47 in Sports News by
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa: Wiilka Bilisyoonada Looga Dambeeyo Ee Miralem Pjanic Oo Kooxdiisa Ku Cadaadinaya Inay Ka Iibiyaan Koox Wayn Oo London Ka Dhisan. Arsenal Mise Chelsea? Barcelona & Real Ayuu Iska Diiday.

    Wiilka khadka dhexe uga ciyaara kooxda ka dhisan caasumada Talyaaniga Roma ee Miralem Pjanic ayaa si wayn u doonaya inuu kooxdiisa faarujiyo dhamaadka xilli ciyaareedkaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilka khadka dhexe uga ciyaara kooxda ka dhisan caasumada Talyaaniga Roma ee Miralem Pjanic ayaa si wayn u doonaya inuu kooxdiisa faarujiyo dhamaadka xilli ciyaareedkaan.

Majalada sadexda xaraf ka kooban ee TMW ayaa laga soo xigtay in xiddigaan oo macalin wayn ku ah Bilisyoonka uu xiiseeynayo oo si wayn u doonayo kooxda ka dhisan Galbeedka London ee Chelsea.

Kubad sameeyahaan ayaa si wayn loola xiriirnayey kooxaha waa wayn ee Spain ka dhisan Barcelona iyo Real Madrid, laakiin isaga ayaa cadeeyey inuu doonayo u dhaqaaqida London.

Laacibkaan ayaa weli wax xiriir ah ka helin Chelsea, laakiin waxa uu rajaynayaa inuu dalabyo ka helo ka dib marka Blues loo dhiibo macalinkooda cusub ee Antonio Conte.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip