Macalinka Barcelona Luis Enrique Oo Farta Ku Fiiqay Kooxdii Ugu Adkaa Ee Ay Xilli Ciyaareedkaan Wajaheen. Waa Kooxdee?

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:51:23 in Sports News by
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinka Barcelona Luis Enrique Oo Farta Ku Fiiqay Kooxdii Ugu Adkaa Ee Ay Xilli Ciyaareedkaan Wajaheen. Waa Kooxdee?

    Ninka Horjoogaha ka ah kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaan qarsan in kooxda Sevill ahayd kooxdii ugu adkayd ee ay xilli ciyaareedkaan wajahaan, isagoona amaan ugu qubeeyey kooxda Reer Andaloos.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninka Horjoogaha ka ah kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaan qarsan in kooxda Sevill ahayd kooxdii ugu adkayd ee ay xilli ciyaareedkaan wajahaan, isagoona amaan ugu qubeeyey kooxda Reer Andaloos.

Enrique ayaa kooxda Sevilla ku tilmaamay kooxdii Martida ee ugu adkay, iyo kooxdii ugu dhibka badnay ee ay si ciriir ah uga talaabsadeen.

"Aniga ahaan waa Sevilla kooxdii ugu fiicnayd ee Camp Nou nugu soo booqata xilli ciyaareedkaan,” macalina Barce ayaa sidaas laga hayaa.

"Sidaas darteed waxay ahayd sabab inaan guul wanaagsan ka gaarno, waxaan muujinay sida loo xanuujiyo kooxaha adag oo sharta” ayuu sii raaciyey.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip