Suuqa: Real Madrid Oo Lacag Cadaan Ah Oo Kaash Ah Ugu Bedelanaysaa Xiddigaheeda Isco Iyo James Rodriguez. Kooxahee Doonaya?

0
Tuesday March 01, 2016 - 09:49:48 in Sports News by
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa: Real Madrid Oo Lacag Cadaan Ah Oo Kaash Ah Ugu Bedelanaysaa Xiddigaheeda Isco Iyo James Rodriguez. Kooxahee Doonaya?

    Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay lacag qaali ah ka hesho xiddigaheeda garbaha ka ciyaara ee Isco iyo James Rodriguez. Majalada kasoo baxda dalka Spain ee AS ayaa laga soo xigtay in kooxda Zidane diyaarinaso inay iska iibiso labo ka mid ah xiddi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay lacag qaali ah ka hesho xiddigaheeda garbaha ka ciyaara ee Isco iyo James Rodriguez. Majalada kasoo baxda dalka Spain ee AS ayaa laga soo xigtay in kooxda Zidane diyaarinaso inay iska iibiso labo ka mid ah xiddigaheeda da`day yar kuwaas oo ay lacag buuran ku heli karaan.

James ayaa boos joogta ah ka la`a falsafada Zidane, sidoo kale wiilkaan kubadda ku xaragooda ee Isco waa la mid, waxaana si wayn looga doonaya Premier League.

Wiilka reer Spain ee Isco isaga waxaaba xiisaynaya Arsen Wenger oo taageero wayn u ah sido kale City ayaa dhegta u taagan tahay, halka wiilka lugta bidix ku xamaasha ee James si wayn looga waasha Old Trafford iyo GGMU.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip