HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-4-2020

0
Tuesday April 07, 2020 - 10:01:53 in Wararka by
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-4-2020

    Xaaf:Kululeysi yar baan ku maqnaa, ee waa tanaasulay oo waa la tuuray yaa la oran" Madaxweynaha D/G/Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Shalay dule edka deegaanka Godinlabe ku soo dhoweeyey Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo weli sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaf:Kululeysi yar baan ku maqnaa, ee waa tanaasulay oo waa la tuuray yaa la oran" Madaxweynaha D/G/Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Shalay dule edka deegaanka Godinlabe ku soo dhoweeyey Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo weli sheega na ya inuu yahay madaxweyne Soo dhoweynta loo sameeyey Xaaf oo ka soo ambabaxay M/Gaalkacyo ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo xildhibaano ka tirsan Baarlama anka FS oo muddoyinkan ku sugnaa halkaasi. Soo dhaweynta ka dib, Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo loo soo galbiyey M/Dhuusamareeb ayaa shee gay inuu dadka Soomaaliyeed iyo kuwa Galm udug uu u sheegayo inuu ka tanaasulay xilkii madaxweynimo ee Galmudug sida uu hadalka u dhigay. Md.Xaaf ayaa sheegay in Khilaafka uu yah ay fidno, fidnadana ay ka daran tahay dilka, wu xuuna sheegay inuu ku maqnaa xoogaaa yar oo kululeysi, ah sida uu sheegay. "Wax badan ma aanan maqneyn xoogaa yar oo kululeysi ayay aheyd, haddana waxaa raje ynayaa Odayga waa tanaasulay ee waa la tuu ray yaa la oran, saacaddaan laga bilaabo Gal mudug waa mid," ayuu yiri Madaxweyne Xaaf. Xaaf ayaa sidoo kale sheegay inuu rajeenayo in hadda wixii ka dambeeyo ay reysato Galmu dug isla markaasna aan loo baahneyn in dad ka Galmudug ay isku sii dhaganaadaan. Ugu dambeyntii Xaaf ayaa sheegay inuus an mar dambe u socon M/Muqdisho ee Caas imadda Soomaaliya isla markaasna uu hadda ka dib ka shaqeyn doono dhismaha waddooyin ka iyo Dekadaha Galmudug, wuuxuna madax weynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ka cod saday inuu arrintaan ku garab istaago. Dadaallo uu waday Madaxweynaha Galm udug Axmed Qoorqoor ee doorashadiisa khila afka dhalisay ayaa ugu dambeyn u muuqda mid soo afjari karta Galmudug-tii ku caan baxd ay khilaafaadka iyo xasilooni darrada siyaasad eed, isla markaana Md. Qoorqoor uu sameey ay tallaabo wanaagsan oo uu isugu keenay dhammaan dhinacyadii diiddanaa.
Xasan Sheekh oo boggaadiyay dadaalada mideynta iyo dib u heshiisiinta Galmudug

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Ga lmudug, ka dib markii Madax weynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu qaaday tallaab uu isku soo dhoweynayo dhamma an dhinacyadii ka aragti duwan aa doorashadiisa.

Md.Xasan Sheekh ayaa qoraal uu soo dhig ay bartiisa Twitter-ka waxaa uu ku boggaadi yay Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf sida dhiiranaanta iyo odaytinima da uu u qadariyay muhiimadda ay leedahay Galmudug mideysan.

Sidoo kale waxaa uu hambalyeeyay dadala da Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo dhammaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Galmud ug ee isugu jira Xildhibaanada 2da aqal dad aalka loo galay mideynta iyo dib u heshiisiinta.

Md.Xasan Sh. iyo Xisbigga uu hoggaamiyo ee UPD ayaa horay u qaadacay doorashadii Gal mudug, iyadoo Musharraxa Xisbiga oo ahaa C/raxmaan Odawaa uu ka haray tartanka doo rashada, isagoo xilligaas ku eedeeyay in DFS in musharrax kaliya u afduubtay hannaankii do orashada.

Madaxweynaha Puntland oo markii ugu hor reysay ka hadlay Doorashadii Qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/hi Deni ayaa markii ugu horreeysay ka had lay Doorashadii Galmudug ee bilo wga sanadk an ka dhacday M/ Dhuusamareeb ee kusoo ba xay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Madaxweyne Deni ayaa marka hore hamba lyo iyo bogaadin u diray Md .Qoor qoor iyo ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid.

Sidoo kale Saciid Deni ayaa bogaadiyey da daalada dib u heshiisiinta ee Galmudug, wux uuna ammaanay midnimmada maamulkaas, is agoo u mahad-celiyey Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf iyo Madaxweyne Qoor-Qoor oo markii ugu horreeyay tan iyo markii Door ashada Shalay kulmay.

Dhinaca kale Md.Dani ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo heshiiska hordhaca ah ay gaareen dhinacyada isku haya Arrimaha Jubbaland ee Md.Axmed Madoobe, Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig iyo Cabdinaasir Seerar.

DFS ayuu Madaxweyne Saciid Deni ugu baaq ay in ay qeyb ka noqoto sidii heshiis waara oo dhan loo gaari lahaa. Safarkiisii Muqdisho ay uu u sheegay inay og golaansho ka sugayaan Madaxda DFS, ka di bna uu tagayo M/Muqdi sho, si uu ula kulmo Madaxda dowladda.

Somaliya oo la wareegtey deeq loogu talo galey la dagaalanka Coronavirus

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Md.Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa Shalay oo Isn iin ah ka guddoomay jeeg ay ku qoran tahay 100,000 doolar Md. Ja maal Axmed, oo sarkaal sare oo isku-xidhe ka ah Xafiiska IGAD ee Muqdisho, iyadoo kaalmad aasi lacageed ay tahay hindise iskuduubni oo ka timid shaqaalaha urur goboleedkaasi oo ay ku garab istaagayan JFS dagaalkeeda ka dhanka ah Karoona feyrus oo loo soo gaabiyo magaciisa COVID-19.

IGAD waxa ay ka soo uruurisay 700,000 do olar oo tabarucaad maaliyadeed ah 430 shaqa ale oo uga howlgala dhammaan rugaheeda shaqo ee guud ahaan gobolka, tani oo tilmaan u ah u diyaargarowgooda ka qeybqaadashada dadaallada lagu bixinayo bedqabka iyo ka ila alinta muwaadiniinta IGAD xanuunka Karoona feyrus iyo muujinta taageero garab-istaag u ah wadamada gobolka, iyadoo lacagta loo kala qe ybiyay dhammaan xubnaha ururka si siman.

3April, W/Caafimaadka ee JFS waxa ay ku dhawaaqday inay diiwaangelisay 2 xaaladood oo cusub oo ah bukaanno la dhiban xanuunka Karoona feyrus, taasi oo sare u qaaday tirada guud, gaarsiisayna 7 bukaan, iyadoo mid ka mid ah bukaannadaasi uu ka soo kabtay xanuunka, mana jiro wax dhimasho ah oo uu sababay cudurkani saf-marka ah.

Duqa Muqdisho & Guddiga diyaarinta xeerka dhameystirka Sharciga Dooras hoyinka oo kulmey

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Fni sh) iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca Am niga Maxamed C/hi tuu lax ayaa waxaa ay la kul meen Guddoonka guddi ga wadajirka ah ee diy aarinta xeerka dhamays tirka sharciga Doorashoyinka.

"Waxaan kulan muhiim ah la qaadanay Gu ddoonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerka dhamaystirka sharciga Doorashoyinka qaranka,waxaan ka wada hadalnay muhiimada ay leedahay in la da’dajiyo dhameestirka xeer ka sharciga doorashooyink iyo in dalka uu ka dhaco doorasha qof iyo cod ah ayuu yiri Gudd oomiye Finish.

Dhinaca kale guddoomiye kuxigeenka dhin acaAmniga Md. Tuulax ayaa la kulmey Gudd oonka guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeer ka dhamaystirka sharciga Doorashoyin ka,I yaga oo ka wada hadley arrimo dhowr ah.

Si la mid ah guddoomiye Tuulax ayaa shee gay in Gudiga ay ka wada hadleen muhiimada ay leedahay in la da’dajiyo dhameestirka xeer ka sharciga doorashooyinka qaranka iyo in dal ka uu ka dhaco doorasha qof iyo cod ah oo ay u madax bannaan yihiin muwaadiniinta Soom aaliyeed si loo gaaro hadafka la hiigsanayo.

Madaxda Mareykanka oo u diyaar garooba ya xaalladi ugu xumeyd ee dharbaaxada cudurka Covid 19.

Madaxweyne Donald Trump iyo la Taliyihiisa dhan ka coronavirus ayaa sheegay in qaybo Mareykanka ka mid ah ay u diyaargaroobaan meeshii ugu sar eysay ee qasaaraha Covid 19.

Hadalka Donald Trump ay aa ku soo aaday ka dib mar kii uu Madaxa Caafimaadka ee Ciidamada uu sheegay in todobaadkan uu noqona yo mid ku biira taariikhda masiibooyinka qaranka Maraykanka, uuna ka dhib badnaan doono weeraradii Dekada Pearl Harper iyo Sept 11.

Bal aanu jaleecno halka ay mareyso dadka laga helay cudurka Covid 19. Guud ahaan waxaa cud urka uu asiibay, 338,112.

Dadka udhintey waxa ay marayaan 9,654 qof. Ha lka ay ka buskoodeen 18000.

Warbixino hordhac ayaa sheegayo in cudurka Covid 19 uu si ba-an u galey bulshada madow ee Mareykanka. Inkasta oo aysan dowlada Mareykan ka iyo Warbaahintaba aysan shaacin macluumaad la xariiro dadka uu cudurka ku dhacay iyo kuwa dhintey, qaybaha bulshada ay ka soo jeedaan sida midabka, hadana wararka gobollada laga helayo ayaa ah kuwo naxdin leh.

Tiradi Jimcihi ee gobolka Milwaukee waxaa ay ahay 945 qof oo kalabar ay madow yihiin. 81% dadka Milwaukee ku dhintey ayaa lagu sheegay in ay yihiin madow.

Gobolka Michigan oo tirada guud ee Madowga ku nool ay tahay 14%, hadana dadka uu cudurku ku dhacay Madowga waxaa ay ka yihiin 35%. 40% waxaa ay ka yihiin dhimashada gobolka ay sidaasi ugu yar yihiin.

CDC, xarunta xakameynta iyo ka hortaga cudur ada faafo ee mareykanka oo caadiyan daabacado tirada dadka dhintey, degaanka ay ku dhinteen, da’ dooda iyo midabka ayaan shaacin midabka dadka uu aafeeyey xanuunkan, taas oo loo arko in ay ulak ac ka tahay maamulka Madaxweyne Donald Trump.

Dhanka kale, shaki kuma jiro in cudurkan oo naafeeyey dhaqaalihii aduunka, islamarkaasna uu mareykanka safka hore kaga jiro wadamada uu jugta gaarsiiyey.

3 gobol ee Soomaalida ugu badani ay ku nooly ihiin.Minnesota waxaa uu cudurku ku dhacay 936 qof, waxaa udhintey 29 qof. Ohio tirada guud waa 4,043. Waxaana udhintey 119.

Washington 7,984 qof ayuu ku dhacay, 338 ruuxna waa ay u dhinteen.


Xaaladda gabdhihii lagu kufsaday Degmada Afgooye oo adkaatay

Waxaa liidata xaaladda caafimaadeed ee 2dii gabdho ee walaalaha ahaa, ee maalintii Ar bacada lagu kufsaday D/Af gooye ee G/Sh/Hoose.

Gabdhahan oo 3 jir iyo 4 sano jir kala ah ayaa mud do 24 saac ah la weysana a,ka hor inta aan lagu soo tuurin goob cidla ah.

Gudoomiyaha Ururka Midowga Dhalinyara da Soomaalida, Muna Cumar Xasan ayaa she egtay inay xaaladooda liidato gabdhaasi, ka dib markii ay ku booqatay Isbitaalka Madiina ee M/Muqdisho. Iyadoo la hadleysay Warbaah inta ayay tiri "Gabdhahan dhibaato xoogganaa soo gaartay, aniga waxaan ka mid ahay dadkii ugu horeeyay ee u tagay/Booqday, illaa iyo ha dda kor joogo,markastana xaaladoda ogaada.”

Waxay sheegtay in Dr. Maxamed Yuusuf, Agaasimaha Isbitaalka Madiina uu u sheegay inay adag tahay in wax laga qabto xaaladda ca afimaadeed ee hablahaasi.

"Dhakhtar Maxamed Yuusuf oo aan la shee keystay wuxuu ii sheegay aad inay arrintan u xanuun badan tahay,aadna u dhib badan tah ay,xitaa daweenteeda aad bay u dhib badan ta hay, laakiin ay la tacaalayan.” Ayay tiri Muna Cumar.

Waxa kaloo ay tiri "Gabdhuhu waxaa lagu khasban yahay 2duba in qalliino inta lagu sam eeyo, kilyaha laga dalooliyo, si saxaradii dhina caas looga bixiyo, siduu dhakhtarka ii shee gay.” Muna Cumar ayaa intaa raacisay "Dha khtar Maxamed Yuusuf, runtii aad buu u ilme eyay markii uu noo sheekeynayay, uu nooga waramayay xaaladda gabdhahan.”

Ma cadda cidda dhabta ahi ee kufsatay ha blahan, balse waxaa falkaasi loo soo xiray 18 Nin, sida uu sheegay Ibraahim Aadan Cali (Naj ax), Gudoomiyaha G/Sh/Hoose.

Hase yeeshee Muna Cumar ayaa ku waram eysa in dadka reer Afgooye ay is garanayan, sidaasi daraadeedna loo baahan yahay in la soo qabto kuwii dhibaatadaasi ka dambeeyay, si hablahaasi yar yar ay u cadaalad hellaan.

Axmed Madoobe,Xiddig iyo seerar oo gaarey heshiis horudhac ah

Warar hordhac ah oo ka imaanaya M/Nayro obi ayaa sheegaya inuu jiro Is afgarad aan wali la dhameystiran oo dhexmaray dhinacyada is ku haya Jubbaland, gaar ahaana Madaxweyna ha Jubbaland Axmed Madoobe, Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seerar.

Xubnahaan ayaa isku qabtay arrimaha doo rashooyinkii Jubbaland ka dhacay sannadkii hore,hayeeshee waxaa Ma almihii la soo dhaafay ku wada hadal siinayey M/na yrobi Xubno ka socda Dowl adda Kenya.

Warar ka soo baxaya kulamo maalmahaan u socdey 3mas’uul ayaa waxaa ay sheegaya an inay 6 qodob kuheshiiyeen dhinacyadan,Iya ga oo dhawaan war-saxaafadeed soo saari doona.DFS ayaa waxba kama jiraan ku tilma amtey doorashadii ka dhacdey M/Kismaayo ee lagu doortey Axmed Madoobe,hayeeshee aan la ogeyn waxa ay ka yeeli doonto heshiiska ay wada gaareen saddexda Mas’uul.

Qof Muqdisho ku sugan oo safar dibadeed aan gelin oo laga helay Coronavirus

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaad ka Soomaaliya, Maxamed Siciid Cabdullaahi ayaa ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee cudurka Coronavirus, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Mustaqbal.

Wasiirka ayaa wareysigaan ku sheegay in ay hayaan kiiskii ugu horreeyey ee COVID-19, kaas oo aan ka imaan dalka dibaddiisa.

Maxamed Siciid ayaa shaaciyey in qof ku nool M/Muqdisho oo ah muwaadin Soomaaliye ed laga helay cudurka, islamarkaana uu haa tan ku jiro xaalad karantiil ah.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay qaataan talooyinka caafima ad,si loga hortago faafitanka Furuska Corona.

"Kiiskii ugu horeeyay oo gudaha ah isla mar kaana aan ka imaan dibadda ayaan heynaa, taas micnaheedu ma ahan in dadka dibadda ka imaanaya kaliya aan wadin cudurka, si kas ta ayuu ku fidiyaa, haddii aan rabno in aan ka hor tagno waa in aynu qaadanaa talooyinka ca afimaadka.” ayuu yiri

wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaa liya.

Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday illaa iyo hadda tirada inta qof ee ay diiwaan-geliy een, isagoo ku sheegay 7 ruux 2 ka mid ah ay yihiin Ajaaniib.

Madaxda Mareykanka oo u diyaar garooba ya xaalladi ugu xumeyd ee dharbaaxada cudurka Covid 19.

Madaxweyne Donald Trump iyo la Taliyih iisa dhanka coronavirus ayaa sheegay in qa ybo Mareykanka ka mid ah ay u diyaargaro obaan meeshii ugu sareysay ee qasaaraha Covid 19.

Hadalka Donald Trump ayaa ku soo aaday ka dib markii uu Madaxa Caafimaadka ee Ciid amada uu sheegay in todobaadkan uu noqona yo mid ku biira taariikhda masiibooyinka qaran ka Maraykanka, uuna ka dhib badnaan doono weeraradii Dekada Pearl Harper iyo Sept 11.

Bal aanu jaleecno halka ay mareyso dadka la ga helay cudurka Covid 19. Guud ahaan wax aa cudurka uu asiibay, 338,112.

Dadka udhintey waxa ay marayaan 9,654 qof. Halka ay ka buskoodeen 18000.

Warbixino hordhac ayaa sheegayo in cudurka Covid 19 uu si ba-an u galey bulshada madow ee Mareykanka. Inkasta oo aysan dowlada Mareykanka iyo Warbaahintaba aysan shaacin macluumaad la xariiro dadka uu cudurka ku dhacay iyo kuwa dhintey, qaybaha bulshada ay ka soo jeedaan sida midabka, hadana war arka gobollada laga helayo ayaa ah kuwo naxd in leh.

Tiradi Jimcihi ee gobolka Milwaukee waxaa ay ahay 945 qof oo kalabar ay madow yihiin. 81% dadka Milwaukee ku dhintey ayaa lagu sheeg ay in ay yihiin madow.

G/Michigan oo tirada guud ee Madowga ku nool ay tahay 14%, hadana dadka uu cudurku ku dhacay Madowga waxaa ay ka yihiin 35%. 40% waxaa ay ka yihiin dhimashada gobolka ay sidaasi ugu yar yihiin.

CDC, xarunta xakameynta iyo ka hortaga cudurada faafo ee mareykanka oo caadiyan daabacado tirada dadka dhintey, degaanka ay ku dhinteen, da’dooda iyo midabka ayaan sha acin midabka dadka uu aafeeyey xanuunkan, taas oo loo arko in ay ulakac ka tahay maamul ka Madaxweyne Donald Trump.

Dhanka kale, shaki kuma jiro in cudurkan oo naafeeyey dhaqaalihii adDuunka, islamark aasna uu mareykanka safka hore kaga jiro wa damada uu jugta gaarsiiyey.

3 gobol ee Soomaalida ugu badani ay ku nool yihiin.Minnesota waxaa uu cudurku ku dhacay 936 qof, waxaa udhintey 29 qof.

Ohio tirada guud waa 4,043. Waxaana udhi ntey 119.

Washington 7,984 qof ayuu ku dhacay, 338 ruuxna waa ay u dhinteen.

Dowladda oo hakisay bixinta Basaboor Somaliga

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS ay aa shaacisay in si KMG ah loo hakiyay bixinta iyo qabashada codsiga Basaboorka, iyadoo la ga duuliyo taxadirka laga muujinayo fiditaanka cudurka Corona-Viruska.

Agaasimaha Hay”adda Socdaalka iyo Jinsi yadda JFS Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Ko ofi) oo lahadlay Wakaaladda Wararka ee (SONNA) ayaa sheegay in la hakiyay qabash ada codsiga Baasaboorka ilaa wargelin dambe saameynta Virus-ka Corona awgeed.

Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalada la xiriira ka hortagga fiditaanka Covid-19 oo ay waddo dowladda Soomaaliya,iyadoo ay jiraan wacyigelino joogto ah oo ay hay’adaha DS u sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulsha da Soomaaliyeed.

Cudurka Corona-Virus ayaa sameyn dhank asta ah ku yeeshey nolosha bulshada caalam ka, iyadoo ay bar bar socdaan dadaalo dowla duhu ay ku yareeynayan kororka wax-yeelada cudurkan.

Mareykanka oo War ka soo saarey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in 3 Duqaymood oo cusub oo lala beegsaday urur ka Al-Shabab ay ka fulisay Gudaha dalka So omaaliya.Duqayntan ayaa taliska Maraykana ee Africa ee loona yaqaan AFRICOM sheege en inay ka dhacday degaanka Mubaarak ee G/Sh/Hoose, maakintii Dorraad ee Axadda.

Maraykanku waxa uu sheegay in duqayntan lagu dilay 8 ka tirsaUrurka ururka Al-Shabaab.

Maraykanku waxa sidoo kale uu sheegay in aan dad shacab ah waxba ku noqonin duqayn tan.

Sabtdii, ayaa sidoo kale AFRICOM waxay sheegeen in iyagoo kaashanaya Dowladda So omaaliya ay duqeyn dhinaca cirka ah Jimcihii ku bartilmameedsadeen Xubno ka tirsan uru rka Al-Shabaab.

Bayaanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka oo 3-dii bishan April ka dhacay aga gaarka tuulada Bush Madina ee G/Baay lagu dilay 5 Xubnood, iyadoo aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dadka rayidka ah.


Fahad Yaasiin oo Madaxii Ilaaladiisa u magacaabay Taliyaha Nabadsugida G/Banaadir

Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Fahad Yaas iin Xaaji Daahir ay aa goordh ow magacaabay Taliyaha cu sub ee Nabadsugida G/Bana adir, ka dib markii bil ka hor xilka uu ka qaaday Taliyihii xilkaas hayay Ibra ahim Macallin.

Agaasime Fahad Yaasiin ayaa xilka Taliya ha Nabadsugida G/Banaadir u magacaabay Yaasiin Farey oo ahaa Madaxii Ilaaladiisa gaar ka ah.

Yaasiin Fareey oo ah nin dhalinyaro ayaa horay ula soo shaqeeyay Taliyeyaashi hore ee NISA soo maray, waxaana uu bedelaya Taliyi hii KMG ee muddo bil xilkaas hayay Ciise Max amed Ciise.

Taliska Nabadsugida Gobolka Banaadir ay aa ka mid ahaa talisyadii is bedelada ku dha cay sanadihii u dambeeyay, waxaana 3 sano u dambeeyay la bedelay illaa 3 Tali6e

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka Corona

Dalka Mareykanka waxaa cudurka Corona laga helay Shabeel. Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad’diisa lagu sheegay 4 sa no islamarkana lagu magacaa bo Nadia ayaa ku jirta beerta xa yawaanada lagu xanaaneeyo ee Bronx.

Shabeelkan, ayaa inta la og yahay noqonaya Xay awaankii ugu horeeyay ee laga helo caadurka Covid-19 ee aadanaha ku dhaca. Saraakiisha beerta lagu xanaaneeyo duurjoogta ee Bronx, ee ku taa lla M/New York, ayaa waxay sheegeen in natiij ada baari taankan lagu xaqiijiyay Shey-baar ku yaalla Iowa.

Nadia, iyo 6 xayawaan oo kale ayaa la ruma ysan yahay in cudurkan ay ka qaadeen mid ka mid ah ilaalada duurjoogta. Shabeelkan ayaa lagu arkay calaamadaha cudurka sida qufac qalalan dabayaaqadii bishii aanu soo dhaafnay

"Waa markii ugu horeysay guud ahaan caal amka ee la ogaaday in qof xanuunsan cudurkii hayay uu u gudbiyo xayawaan,” ayuu yiri Paul Calle, oo ah madaxa beertaasi oo la hadlay wa kaalada wararka ee Reuters.

Waxaa uu intaa ku daray in uu doonayo in macluumaadka uu la wadaago xarumaha cil mi-baarista ee baaraya qabka la isugu gudbiyo cudurka Covid-19.

Nadia, walaasheed Azul, labo Shabeel oo kale oo ah nooca loo yaqaano Amur iyo 3 liba ax ayaa dhammaantood lagu wadaa in imika ay soo kabsadaan, sida ay sheegeen sarakii sha beerta lagu xanaaneeyo duurjoogta.

Cudurkan safmarka ayaa markii hore waxaa isu gudbinayay bina’aadamka, balse in laga he lay Shabeelka lagu magacaabo Nadia ayaa ke enaysa su’aal ah in bina’aadamku uu u gudbin karo xayawaanka.

Lafta-gareen oo ku hanjabay in sharciga lala tiigsan doono kuwii rayidka ku laayay Wanlaweyn Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa guddi u magacaabay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday D/Wanlaweyn ee G/Sh/ Hoose. MdLafta gareen ayaa Shalay ka tacs iyadeeyay dadkii ku dhintay iyo kuwii kale ee ku dhaawacmay dagaal beeleedyada maalm ihii la soo dhaafay ka dhacayay degmadaasi iyo deegaanada ku xeeranba. Wuxuna walaac xoogan ka muujiyay dadkii rayidka ahaa ee si da arxandarada ah loogu laayay dagaalkaasi, waxaana uu falkaai ku tilmaamay mid ka fog Islaanimada iyo Soomaalinimadaba.

Sidoo kale waxa uu sheegay in sharciga la la tiigsan doono kuwii ka masuulka ahaa, dad kii rayidka ahaa ee dagaalka lagu dilay.

Dhanka kale Md.Lafta-gareen ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku magacaabay guddi, uu u xilsaaray colaadda D/Wanlaweyn, si ay u kala dhexgalaan maleeshiyo beeleedyada wada dagaalamaya.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa walaac xoo ggan ka muujisay dad isku qoys ahaa, oo dag aal beeleedyada lagu laayay. Dagaalka maalin tii Jimcihii ka qarxay D/Wanlaweyn ayaa la she egay inuu ka dhashay cidda gacanta ku hayne ysa jidgooyo lacago sharci-darro ahi looga qa ado gaadiidka.

Xildhibaanno ka tirsan 2-da Aqal oo ku baa qay in la joojiyo colaadda ka jirta Sh/hoose.

Xildhibaano ka tirsan 2Aqal ee baarlamaan ka FS iyo aqoonyahanno kale ayaa soo saar ay baaq nabadeed oo lagu joojinaayo dagaallo u dhex maraya laba beel oo ka so cda D/wanla weyn ee G/sh/hoose.

Senatar Naciim ibraahin yuusuf oo ka tirsan Senatarada Golaha Aqalka sare BFS ayaa ugu baaqd ay Dowlad goboleedka koofur galbeed iyo DFS inay ka shaqeeyaan joojinta dagaalada u dhaxeeya beelaha wada daga deegaanka asi.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada G/Shacabka BFS ayaa sheegay in aysan wanaagsan inay dagaalama an dad walaalo ah deris ah,wuxuuna soo keed iyay in la joojiyo dagaalada .

Qaar ka mid ah aqoonyahanada soomaaliye ed ayaa dhankooda soo jeediyay in lagu baxo joojinta dagaalka ka socda wanla weyn oo wax yeelo dhimasho iyo dhaawacba leh gaarsiiyay qaar ka mid ah dadkii dagaalamay iyo dad kale oo rayid ah.

Wasiir Fowziya oo hadashay xarigii agaasimaha maamulka iyo maaliyada ee wasaaradeeda

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xariga agaas imaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xu kuumadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay in loo heysto ar rimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay.

Wasiir Fowsiya oo shir jaraa’id ku qabatay M/ muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaas imaha oo lagu Magacaabo Maxamuud Maxam ed Buulle la xirey 4-tii Bishaan xilli habeen ah, isla markaana illaa iyo hadda aan lala wadaag in sababaha loo xirey.

"Wasaaradda waxay arrinkaan kala shaqe yneysaa xeer-ilaaliyaha Qaranka, Hanti-dhowr ka, iyo ciddii kale oo sharci ahaan ay arrintaan quseyso,” ayay Fowziya u sheegtay koox wari yey aal ah.

Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartey in ay socdaan baaritaano ku aadan sababta loo xirey, isla markaana arrintaasi ay kala kasha nayaan xeer ilaalinta Qaranka, Hanti dhowrka, iyaguna ay diyaar u yihiin baaritaan waafi ah.

Wararka ayaa sheegaya in agaasimaha lagu eedeeyey uu leexsaday lacag dowladda ka he shay hay’ado caalami ah, oo loogu talo-galay in lagu fuliyo mashruucyo caafimaad, oo ay ku jiraan la-dagaalanka Coronavirus.

Kiiskan oo ah mid weyn, sida aan xogta ku helnay, ayaa waxaa sidoo kale laga yaabaa in uu lugaha la galo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka, waxaana weli socda baaritaan uu wado xafiiska hanti-dhowr ka. Wararka qaar ayaa sheegaya in lacagta maqan la tuhunsan yahay in loo adeegsaday suuqyada sarifka lacagaha online ee Forex, waxaana jirta surta-galnimo ah in la doonayey in lacagta laga faa’iideysto, kadibna marka faa ’iido laga sameeyo dib loogu soo celiyo akoon ada wasaaradda, inkasta oo taasaan la hub in.

Xariga Maxamuud Maxamed Buulle ayaa yimid kadib markii Hantidhowrka Guud uu baa ritaan deg deg ah ku sameeyay Xafiiska Agaas imaha, taasoo soo dedejisay xarigiisa.

Dr. Fuje oo ka hadlay war laga faafiyey oo la xiriira in 63 qof loo aasay Coronavirus

Guddoomiyaha guddiga dhakhaatiirta ee u xils aaraan wacyigelinta cudurka COVID-19 ee Som aaliya Maxamed Maxamuud Fuje ayaa faahfaahin ka bixiyey hadal la sheegay in laga soo xigtay oo ku saabsan xaaladda cudurka COVID-19 ee mag aalada Muqdisho.

Dr. Fuje oo wareysi siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay inuu soo gaaray war ku saabsan dad tiro badan oo waqti isku dhow dhintay kuwaas oo looga shakiyey inay u dhinteen cudurka Caronavirus sid aas darteed ay bilaabeen inay hubiyaan arrintaas maadaama uu waajib ka saaran yahay.

"Annaga haddaan nahay dhakhaatiirta cudurrada faafa, xan kasta oo na soo gaarta waxaa waajib nagu ah inaan baaritaan ku sameyno, sababtoo ah haddii ay dhab noqoto waa halis” ayuu yiri Dr. Fuje.

Dr. Fuje ayaa sheegay in warkaas uu ahaa mid u dhaxeeyey dhakhaatiirta isla markaasna wuxuu xusay inuusan aheyn war loogu talagalay Saxaafa dda ayna qalad aheyd in la faafiyo.

Dr. Fuje ayaa sheegay in markii warka la soo ga arsiiyey ay isku gudbiyeen dhakhaatiir ta maadaa ma ay halis tahay in warkaas la dhayalasado sida asna ay Shalay baaritaan u aadeen Qabuuraha Barakaat si loo hubiyo dadkii saacado gudahood lagu Aasay halkaas iyo sababta ay u dhinteen.

Wuxuu sheegay in ugu dambeyn ay ogaadeen in warkaas uu yahay mid been abuur ah, isla marka asna aysan dadkaas u dhimman cudurka sida weyn ugu faafay adduunyada ee Coronvirus.

Ugu dambeyntii Dr-ka ayaa raalli gelin siiyey maa mulka Qabuuraha Barakaat, wuxuuna sidoo kale sheegay inuu cafiyey cid kasta oo faafisay ama codka markii hore dusisay.

Hadalka ka soo yeeray Dr.Fuje ayaa ku soo aa dayo xilli baraha bulshada lagu faafi yey cod uu ku sheegayo in 64 god laga qo day saacado gudaheed qubuuraha cusub ee Barakaat ayna dhici karto inuu yahay Coronavirus.

Dhankiisa, Cabdirisaq Axmed Yuusf oo ah maa mulaha wasaaradda caafimaadka u qaabilsan Cor onavirus ahna madaxa tayada daawooyinka oo isna la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegaya in saraakiil caa fimaad oo ka socda wasaaradda caaf imaad ka ay booqdeen qubuuraha Barakaat, kuwa Jaziira iyo xataa qubuuraha 13KM ee duleed ka Muqdisho isla markaana ay xaqiijiyeen in Qubu uraha Barakaat tusaale ahaan aan la gu Aasin wax 10 qof ka badan 5-tii maalin ee la soo dhaafay had alka Dr. Fujena aanu xaqiiq iyo baaris dhab ah aheyn.

Cabdirisaq Axmed Yuusf, maamulaha wasaaradda caafimaadka u qaabilsan Coronavirus ayaa intaasi ku daray in wasa aradda ay wacday ehelada dadkii geeriyoo day maalmihii tahay isla markaana lagu oga aday in dadkaasi aaney u dhimman xanuu nno u dhow calaamadaha Coronavirus.



CORONAVIRUS: 8 HOGGAAMIYE OO HADALKOODU MURAN DHALIYAY


Cudurka saf-marka ee Corona ayaa dowladaha caalamka wuxuu ku qasbay in ay u kala cararaan sidii ay u xakamayn lahaayeen faafidiisa.

Cudurka ayaa waxaa uu soo ritay ku dhowaad 1.3 milyan oo qof, halka ay u dhinteen in ka badan 70,000 qof, guud ahaan caalamka.

Balse tirada yar ee hogaamiyayaasha caalamka ayaa jeediyay hada llo ay cudurka ku dhayalsanay aan, halka qaar kood ay bixiye en macluuma ad marin haba abin ah oo ku saabsan fayras ka Covid-19,a mabaiyaga oo soo jeedinayay tall aabooyiin aan habooneyn.

Qaar ka mid ah dowladaha ayaa toddobaadyadii la soo baafay isbed delay; tusaale ahaan madaxwayne Donald Trump, iyo hoggaamiyeyaal kale waxay wali sii wadaan inay dhi baatada ku gacan seyraan ayna qa ataan go'aanno halis ah.

Waxaa halkan aan idinkugu soo gudbinaynaa 8 hadal oo muran dhal iyay.

'Waan xakameynay gabi ahaanba' 22 bishii January, 2 Maalmood ka dib marki kiiskii ugu horeeyay laga helay Mareykanka, madaxwayne Trump wuxuu bixiyay wareysi uu siiyay TV-ga CNBC wuxuuna xilligaas dafiray in uu cudurka soo gaaray Mareykanka.

2 Bilood ka dib Mareykanka ayaa noqday dalka dadka ugu badan uu soo ritay fayraska Corona. Waxay tirada guud kor u dhaaftay - 330,000 illaa 5 April, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins.

Tirada guud ee dadka u dhintay fayraska ee Mareykanka waxay ka badan tahay 9,633 qof taas oo ka yar Spain iyo Taliyaaniga; Haddana madaxwayne Trump wuxuu sheegay in tirada dhimashada Mareykanka laga yaabo in ay gaarto ilaa 250,000 oo qof.

'Waa uun sida hargabka oo kale'

Jair Bolsonaro madaxwaynaha Barazil

Taariikhda hadalada muranka dhaliya kama aysan hor istaagin Jair Bolsonaro, madaxweynaha Brazil, in uu cara galiyo hannaanka siyaas ada dalkiisa, wuxuuna noqday madaxwaynaha dalka ugu wayn Laatin Amerika, sannadkii 2018.

Waxaa hoos u dhacday caannimada Bolsonaro ee dalkiisa, markii uu dalkiisa gaaray fayraska Covid-19. Khudbadiisii ugu dambeysay ee u uu TV-ga jeediyay waxaa hareeyya dibadbaxayaal isugu soo baxay dhowr magaalo oo ka tirsan dalka Brazil.

Dibadbaxyadan waxaa looga soo horjeeday qaabka muranka dhalis ay ee uu madaxwaynaha u wajahay cudurka saf-marka ee Coronavi rus.Wuxuu sidoo kale gaashaanka u daruuray halista cudurka. Madax weynaha Brazil wuxuu si joogto ah u jabiyay talooyiinka kala fogaan shiyaha bulshada.

Waxaa uu sidoo kale ka soo diiday in xannibaad ay soo rogeen qaar ka mid ah barasaabyada gobollada ee dalka Brazil.

Brazil waxaa ilaa iyo hadaa la xaqiijiyay in 11,000 kiis laga helay wux uuna si fudud ugu fiday gobollada. Wasaarada caafimaadka ayaa she egtay in kiisaska cudurka ay laba jibaarmeen 5-tii maalmood ee ugu dambeysay.

'Halkii aad dhibaato keeni lahaydeen, waan idiin Aasayaa'

Madaxwaynaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte, dhankiisa muusan dafirin halista uu leeyahay fayraska Covid-19.

Dalkan waxaa la soo rogay tallaabooyiin adag oo ay ka mid yihiin xa nnibaado iyo bandow, balse waxaa dalkaasi ka dhacay hal dibadbax oo ay dadka uga cabanayeen gabaabsi dhanka cunadda ah.

Haddaba, Jawaabtii uu Duterte bixiyay maxay ahayd?

Waxaa uu ku hanjabay in dadka jabiya ammarada dowladda ay too gan doonaan ciidamada ammaanka.

"Ha u caga-jugleynina dowladda, waad guuldareysan doontaan," waxaa uu sidaasi ka sheegay shir jaraa'id oo uu qabtay 2 bishan April.

Dalka Philippine, kiisaska fayraska ee lagu arkay waa in ka badan 3, 500, waxaana ku dhimatay in ka badan 160 qof.

'Fayras kama jiro halkan. Ma aadan arkin wax duulaya, Soo sidaa ma ahan?'

Madaxwaynaha dalka Belarus, Alexander Lukashenko, ayaa iska indha tirayay marka la eego hab dhaqankiisa ku aaddan coronavirus ee aalamka ka dilaacay.

Wuxuu ku qoslay soo jeedin ahayd in uu muujiyo dadaal dalkiisa uu uga hor istaagayo in uu ku sii fido fayraska Corona, sababtoo ah waxa uu yiri "uma jeedo fayras duulaya halkan".Xilli uu ka hadlayay telefishin ka, isagoo ciyaarayay xeegada barafka lagu dheelo, wuxuu ku andaco oday in dadka isugu so baxay ciyaarta ay wanaagsan yihiin sababto ah "qabowga ka jira garoonka ayaa ka hortaga in uu cudurka faafo".Wuxuu ku tilmaamay cabsiga fayraska Corona in aysan ahayn wax ka badan cabsi maskaxda ku dhacda".

Belarus, oo ah dal ay ku nool yihiin 10 milyan oo qof, waxaa lagu til maamaa "goobtii ugu dambeysay ee Yurub ay kali-talisnnimada ay ka jirto", waxaa laga soo sheegay in cudurka u haleelay in kabadan 700 qof, ayna u dhinteen ilaa iyo imika 5 qof.

'Haddii aad awoodid qaab ay qoyskaada dibadda ku aadi karaan si ay wax uga soo cunaan samee, sababtoo ah taasi waxay xoojinaysaa dhaqaalaha'

Madaxwaynaha dalka Mexico, Andres Manuel Lopez Obrador, ay aa si joogta ah isaga dhagatiray talooyiinka saraakiisha caafimaadka ee ku aadan faafidda Coronavirus.

Wuxuu sidoo kale beeniyay halista fayraska, wuxuuna booqasho ku tagay melo ka mid ah dalkaasi isaga la kulmayaya bulsahada oo uu xi taa dhunkaday carruurta, wuxuuna salaamay taageerayaashiisa.

Dalka Mexico, cudurka uma uusan saamayn sida dalka dariska la ah ee Mareykanka, waxaa uuna soo ritay 2,143 qof iyo 94 qof oo dhima sho ah. Balse khubarada caafimaada ayaa ka digaya in tirada ay gaari karto mustaqbalka illaa 700,000 oo qof.

30-kii bishii March, Mexico waxay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo caafimaad waxaana wali dalkaasi la ogol yahay inay isu iman kar aan illaa 50 qof.

'Feyriska Corona waa shaqada alle ee uu ku ciqaabayo dalalkii cun aqabateynta nagu soo rigay'

'Feyriska Corona waa shaqada alle ee uu ku ciqaabayo dalalkii cunaqabateynta nagu soo rigay'

Dowladda Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa isaga jeedin hadallo muran dhaliyay oo ku aaddan Corona. Sidoo kale xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa ereyadooda lagu muray, sida Wasiirka gaashaandhiga, Oppa Muchinguri, oo sheegtay in cudurka saf-marka ah uu yahay aargoos uu alle uga aargoosanayo wadamada cunaqaba teynta ku soo rigay Zimbabwe.

"Cudurrada saf-marka ee noocan ah ma lahan sharaxaad dhanka Seyniska ah, mana lahan wax xudduud ah," ayay tiri Mrs.Muchinguri 18 March.

'Trump - adiga iyo dadka kula midka ah ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan faafidda cudurka, maadaama dadka la dhibaatooda into oda badan ay Mareykanka ka soo hor jeedaan.

Muqtadar Al sadr Wadaadka Shiicada ee sida wayn looga qadariyo dalka Ciraqa ee Muqtada Al-Sadar ayaa ku eedeeyay madax wayne Do nald Trump in uu isaga ku faafiyay fayraska dalalka ka soo horjeeda Mareykanka.

Toddobaadyadii ugu dambeeyay, Al-Sadar waxaa uu ku gacansey ray tallaabooyiinka ay soo rogtay dowladda Ciraaq islamarkana waxaa uu qabanayay isu so baxyo diimeed oo uu dadka ku wacdinayay.

wuxuu sidoo kale faafidda u tiiriyay in ay sabab u tahay "sharciyeyn ta inay is-guursadaan dadka isku jinsiga ah" guud ahaan caalamka, iya da oo ay jirto in 2da dal ee sida aadka ah ugu faafay cudurka ee Shiinaha iyo Taliyaaniga aan wali laga oggolayn arrintaas.

"Mid ka mid ah arrinta ugu daran ee faafisay cudurkan saf-marka ah waxay tahay sharciyaynta in ay is guursadaan dadka isku jinsiga ah," ayuu yiri.

Illaa 2 bishan April, wasaarada caafimaadka ee Ciraaq waxay xaqii jisay 772 kiis oo ah fayraska Covid-19 iyo dhimashada 54, balse hay 'adda caafimaadka adduunka ee WHO waxay ka digaysaa in tirada ay intaasi ka sii badan karto.

'Uma gudbinayno macluumaadka qaar ee dad-waynaha, sababtoo ah ma doonayno inaan cabsi abuurno'

Madaxwaynaha dalka Indonesia Joko Widodo

Madaxwaynaha dalka Indonesia, Joko Widodo ayaa qir ay in si ula kac ah uu u qariyay macluumaad la xiriira kiisaska Covid-19 ee dalkaas, si aysan shacabka u miciin bidin hab-dhaqanka walaaca iyo cabsida ku saleysan.

Dalkan ku yaalla qaaradda Aasiya waxaa kiiskii ugu horeeyay la dii waangaliyay 2-dii bishii March, balse waxay imika tirada gaartay 2,200, waxaana cudurka u dhintay in badan 190 qof.

'Waxaan ku sugnaa isbatalka habeen hore halkaasi oo aan u maley nayo inay ku jireen bukaan qaba fayraska Corona waanna salaamay qof walba'

Rai'sul wasaaraha Britain Boris Johnson

Rai'sul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa u sheegay warbaa hinta, 3-dii March, in uusan wax walaac ah ka qaban in uu dadka gacan ta ku salaamo, xiili uu UK cudurka ku sii faafayay, waxaa uu ku dooday in muhiimadda ay tahay in qofka uu gacanta dhaqdo.Maalmo ka dib wa xaa cadaatay in Boris Johnson uu gacan qaaday oo kali ah shaqaalaha caafimaadka, balse hadalkiisa ayaa wali ah mid cambaareyn la kulma ya.R/wasaaraha ayaa fayraska Corona laga helay, waxaana la sheegay

in la seexiyay isbitaa Xigasho:-BBCl




Sheekh Shariif oo saxiixey Buuga Tacsida Ra’iisul Wasaare hore Nuur Cadde

Guddoomiyaha Madasha Xsibiyada Qaran Madaxweyne hore Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa tacsi ugu tagay qoysaska Ra’iisul Was aarihii hore ee Soomalaiya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo Hal gamaagii Soomaaliyeed Dr. C/qa adir Cali Boolaay oo dhawaan ku geeriyooday dalka dibaddiisa gaar ahaan magaalada London.

Madaxweyne Shariif ayaa saxiixay buugga tacsi da isagoo u duceeyey wuxuuna ka sheekeeyey door kii ay ku lahaayeen u adeegidda Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay Sheekh Shariif in Nuur Cadde uu ahaa qof aan marna ka daalin qof in Qaranka soomaaliyeed uu ku biiriyo tala diisa wanaagsan,sidoo kale Sheekh Shariif oo booqdey Qoyska hal gamaa Dr. C/qaadir Cali Boolaay ayaa sheegay in dadka Soomaali yeed weli looga baaha yahay inay sii wadaan halgankii wanaagsa naa ee lagu baadi goobayey Qaranimo Soomaaliyeed.

CORONAVIRUS: XABAD ROOTI AH MA U GLI LAHAYD SAFAR 350 KIILOO MITIR AH?

Booliska Leicestershire ayaa istaajiyay gaariga nin kan oo ku soc day xawaare dhan 110mph

Nin yaa ganaax ladul dhigay kaddib markii la qabtay isagoo gaari ku wada xawaare dhan 110mph, wuxuu na booliska u sheegay inuu magaalada London u aaday si uu rooti usoo iibsado.

Askartu waxay gaariga ninkan istaajiyeen habeen imadii Axada, abaare 22:40 BST, xilli uu u socday magaalada Nott ingham.

Waxay ciidanka sheegeen in gaariga ay la saarnaayeen labo carruur ah oo yar yar.

Wuxuu ku andacooday in rootiga London uu £1 ka raqiisan yahay rootiga lagu iibiyo magaalada uu daggan yahay.

Booliska laanta Leicestershire waxay sheegeen in ninkan lagu riday ganaax labo nooc ah, loona diray maxkamad.

Masaafaha u dhaxeeya magaalooyinka Nottingham iyo London waa 120 meyl, marka sii socod iyo soo socod la isku darana wuxuu gaar ay aa in ka badan 380 kiiloo mitir.

Saraakiisha booliska ayaa sheegay in ninkan lagu qabtay isgoyska 22-aad ee Leicestershire.

Waxay intaas ku dareen in ninka la siiyay warqad gaxaan ah oo ku saabsan xawaaraha xad-dhaafka ah ee uu gaariga ku waday.

Garsoorka maxkamadda ayaa go'aan ka gaari doona xaddiga uu la ekaan doono ganaaxa laga doonayo.

Nooca labaad ee ganaaxa wuxuu ku saabsan yahay inuu socday wa qti ay mamnuuc tahay in bannaanka loosoo baxo, maadaama lasoo ro gay xayiraadda uu sababay coronavirus.

£60 oo ganaax ah ayaa la dul dhigayaa qofka jabiya xeerkaas oo dhaqan galay bishii lasoo dhaafay.

Ujeeddada waxay tahay in la ciqaabo qof kasta oo ka madax adeyga bandowg

Soomaali ka mid ahaa Darawaliinta Magalada london oo u geeriyoodey COVID 19

Mid kamid ah darawalada Soomaalida ah ee ka Shaqeeya M/ Lond on ee wadanka Ingiriiska ayaa u geeriyoodey Cudurka Coronavirus oo dalkaasi dad badan ugu geeriyoodeen.

Muwaadinka Soomaalida ayaa waxaa lagu Magacaabi jirey Nadiir Nuur,isaga oo ahaa 48 sano jir muddo bad an kamid ahaa Darawalada Basaska magaalada Lond on gaar ahaan No 394 busteejada Hackney.

Sida ay qortey Warbaahinta dalka Britain Nadiir ayaa a haa Aabe ka tegay xaas iyo saddex caruur ah oo ay ugu yar tahay Sa hra oo ah 10 Bilood jir ah,isla markaana muddo badan uu ka Shaqey nayay Gudaha dalkaas.

Xaaska Marxuumka geeriyoodey oo lagu Magacaabo Bishaaro Ma ye ayaa sheegtay in goorhore uu iska dareemay astaamaha Cudurka Coronavirus,isla markaana uu ahaa geesi la Shaqeynayay Hay’adaha Caafimaadka ee Magaalada london.

Marxuum Nadiir ayaa waxaa uu noqdey Darawalkii Shanaad ee So omaali ah,kaas oo Magaalada london ee dalka Ingiriiska ugu geeriyo oda Cudurka Coronavirus.

.


 

 

SOOMAALIYA

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTAGANACSIGA

 

OGEYSIISKA HALKAN AYAA LAGA HELAY in calaamada kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

 

British American Tobacco (Brands) Limited, a British company of Globe House, 4 Temple Place, London WC2R 2PG, United Kingdo.

 

waxaana loo isticmaalaa xiriirinta:

 

Kaabista cuntada iyo diyaarinta cuntada; kaabista nafaqada ah; cuntada dheeraadka ah; kaabista fiitamiinka; supplements macdanta; kaabista dhirta iyo soosaarka geedaha; antioxidants; dawooyinka macmacaanka, daawo-dhireedyada iyo lozenges-ka dhammaantood ay ku jiraan diyaarinta dhirta; sigaarka; tobaakada, ceyriinka ama waxsoosaarka; burooyinka nikotiinta ee afka laga qaato (ee aan loo isticmaalin caafimaadka); ku qiiji tobaakada; sigaar / tubaako qiiq la'aan toon; Sigaar la'aan; duub sigaarkaaga; tubaakada tuubada; waxyaabaha tubaakada laga sameeyo; Beddelka tubaakada (maaha ujeedooyin caafimaad); sigaarka; sigaar caliillos; lighter; isbarbar dhiga; qoraalada sigaarka; waraaqda sigaarka, tuubooyinka sigaarka, miirayaasha sigaarka; Qalabka jeebka loogu talo galay sigaarka duuban; mashiinnada gacanta lagu hayo ee lagu duro cirbadaha tuubbooyinka; sigaarka elektiroonigga ah; cabitaannada sigaarka elektiroonigga ah; tubaakada waxyaabaha loogu talagalay kuleylka.

 

OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYAin talaabo sharci ah laga qaadi doono qofkasta ama shirkad isticmaasha sumadda ganacsiga ee la sheegay ama wixii ku dayasho mudan ama si kale ku xadgudbay xuquuqda shirkadda la sheegay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip