Boris Johnson Ra'iisul Wasaaraha UK oo Isbitaal la dhigay

0
Monday April 06, 2020 - 20:47:45 in Wararka by
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boris Johnson Ra'iisul Wasaaraha UK oo Isbitaal la dhigay

    Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing Street. Waxaa la geeyay isbitaal ku yaalla magaalada London ka dib markii ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing Street. Waxaa la geeyay isbitaal ku yaalla magaalada London ka dib markii calaamadaha Fayraska Corona ay ku sii siyaadeen sidoo kalana waxaa sare u kacay heerkulkiisa.

                      R/Wasaaraha ayaa weli mas’uul ka ah dowladda balse wasiirka arrimaha dibadda ayaa lagu wadaa in uu hogaamiyo kulan Isniinta looga hadlayo Fayruska Corona. Mr Johnson ayaa lagu wadaa in cawa uu nagaado isbitaalka.

           Xanuunka Coronavirus ayaa si xoogan ugu sii fidiya caalamka, waxaana jirta in dunida ay ka taagan tahay xaalad halis ah oo ku aadan xanunkaan sida dhaqsida ah ku faafo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip