Dowladda Soomaaliya oo joojisey duulimaadyada Caalamiga ah

0
Monday March 16, 2020 - 21:48:28 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo joojisey duulimaadyada Caalamiga ah

    Kadib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Xubnaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomalaiya Xasan Cali kheyre ayaa waxaa lagu go'aamiyey in la joojiyo duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaada Soomaaliya iyo kuwa ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Xubnaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomalaiya Xasan Cali kheyre ayaa waxaa lagu go'aamiyey in la joojiyo duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaada Soomaaliya iyo kuwa ka baxa. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus la joojinayo duulimaadyada Caalamiga ee yimaada soomaaliya iyo kuwa ka baxa dalka laga bilaabo 18 Bishaan muddo 15 Maalin ah. Waxaa uu sheegay Wasiir Oomaar in ay dowladda mudnaan gaar ah siin doonto diyaaradaha wada howlaha gargaarka Bani'aadanimo. Tallaabada Maanta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ay ku joojisey Duulimaadyada Caalamiga ah ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Maanta kiiskii ugu horreeyey ee Cudurka Coronavirus laga helay Magaalada Muqdisho .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip