Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo War Cusub soo saartey

0
Monday March 16, 2020 - 21:47:18 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo War Cusub soo saartey

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartey talooyin la xiriira ka hortagga cudurka Caronavirus ee laga helay gudaha dalka Soomaaliya markii ugu horeysay,kuwaas oo ku wajahan Waalidiinta iyo Ardeyda Soomaaliyeed Wasaaradda ayaa s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartey talooyin la xiriira ka hortagga cudurka Caronavirus ee laga helay gudaha dalka Soomaaliya markii ugu horeysay,kuwaas oo ku wajahan Waalidiinta iyo Ardeyda Soomaaliyeed Wasaaradda ayaa soo saartey 7 Qodob oo ku saabsan Waajibaadka saaran waalidiinta Soomaaliyeed ee la xiriira badqabka Ardayga ay u diraan goobaha Waxbarashada ee ku yaalla dalka. Sidoo kale Wasaaradda ayaa soo saartey 7 Qodob oo ku socda Ardayda Soomaaliyeed,kuwaas oo u badan sida looga hortegi karo Cudurka Coronavirus,sida lagu garto iyo waxa looga baahan yahay qofka uu ku dhaco Cudurkaas.

Hoos Ka Akhriso Todobada qodob oo ay soo saartey Wasaaradda Caafimaadka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip