Laba Askari oo lagu toogtay Muqdisho

0
Monday March 16, 2020 - 18:02:11 in Wararka by
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Askari oo lagu toogtay Muqdisho

    Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa lagu toogtay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Dilka labadan Askari, ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka Isgoyska Duhurnimadan maanta, waxaana goobtaasi ka baxsaday dableydii dilka g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa lagu toogtay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Dilka labadan Askari, ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka Isgoyska Duhurnimadan maanta, waxaana goobtaasi ka baxsaday dableydii dilka gaysatay.

Askarta la dilay ayaa wararka waxa ay sheegayaan inay ku mashquulsanaayeen iibsashada qaadka, islamarkaana si gaadmo ah loo dilay.

Kooxdii ka dambeysay dilka Askartaasi ayaa ka baxsatay goobta, waxaana markii meesha gaaray Ciidamada dowladda oo baaritaan goobta ka sameeyay.

Amniyaadka shabaab ayaa si adag ugaarsi ugu haayo Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ee Muqdisho ku sugan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip