Dalka Netherland oo xaalad deg-deg ah lageliyey

0
Friday March 13, 2020 - 19:51:56 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Netherland oo xaalad deg-deg ah lageliyey

    Ra'isalwasaaraha dalka Nederland Mark Ruttedayaa maanta ku dhawaqay in dalka Nederland lagaliyo xalad degdeg ah taas oo ay aduunka ka jirto xalad aad u xun iyo sii faafida feyriska korona oo ay wadamo badan ee qaarada Yurub la hakiyey isku socod

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isalwasaaraha dalka Nederland Mark Ruttedayaa maanta ku dhawaqay in dalka Nederland lagaliyo xalad degdeg ah taas oo ay aduunka ka jirto xalad aad u xun iyo sii faafida feyriska korona oo ay wadamo badan ee qaarada Yurub la hakiyey isku socodka iyo isu imaanshaha. Reysalwasaaraha dalka Nederland ayaa ku dhawaqay sacadihii ugu dambeyay in cudurka Coronaha lugu arkay dhowr magaalo oo ka tirsan dalka Nederland. Waxaa la joojiyay goobaha Isbortiga la iskugu yimaado sida melaha bulshada ay u badan yihiin, arinkan ayaa waxaa ay ku soo adeysaa xili ay cabsi badan laga Qaboo in feyriskan uu ku fido dhamaan qaarada yurub iyo waxaa jiraa wadamo badan ee qarada yurub ka mid ah in uu mar horaba uu sameeyay feriskan Corona. Hadalka reysalwasaaraha dalka Nederland marka uu ku sheegay shirkiisa jaraa'id ayaa shacabka Netherland Waxaa si degdeg ah ay ku yaaceen suuqyada Nederland, laakiin wali aan la xerin goobaha waxbarashada sida iskuulada jaamacaha dalka Netherland.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip