Abiy oo wasiir u magacaabay Gabar Soomaali ah

0
Thursday March 12, 2020 - 08:00:03 in Wararka by
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy oo wasiir u magacaabay Gabar Soomaali ah

    Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wasiir heer federaal ah u magacaabay Shalay oo Arbaca ahyed gabar ka soo jeeda gobolka Soomaalida Itoobiya. Gabadhaas oo lagu Magaacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed , oo ah haweenay u dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wasiir heer federaal ah u magacaabay Shalay oo Arbaca ahyed gabar ka soo jeeda gobolka Soomaalida Itoobiya. Gabadhaas oo lagu Magaacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed , oo ah haweenay u dhaqdhaqaaqda arrimaha haweenka ayaa loo magacaabay Wasiirka Haweenka , dhallinyarada iyo Carruurta xukuumadda Federaalka Itoobiya.
      "Maareeyaha guud ee Nabad TV, Marwo Filsan Cabdullaahi Axmed , ayaa loo magacaabay wasiirka wasaaradda Arrimaha Haweenka, Dhallinyarada iyo Carruurta ee dalka Itoobiya." ayuu baahiyay telefishinka Nabad ee ka howlgalla deegaanka Soomaalida Itoobiya.

          Filsan Cabdullaahi , ayaa ka mid aheyd qurbajoogta gobolka Soomaalida ,iyadoo muddo kooban ku noqotay dadka saameynta leh ee gobolka ka soo jeeda, waxay aas aastay telefishinka kaliya ee madaxa bannaan deegaanka ee Nabad tv.
     Wararka ayaa sheegay in ay gabadhaasi ku kasbatay  magacaabiadda R/Wasaare Abiya Axmed in ay tahay Dadaalka ay muujisay iyo sida y nabadda iyo wanaaga ugu shaqeysay ka dib markii ay sameysay Tv.Nbadda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip