Guddoomiye Mursal iyo Norway oo ka wadahadlay Arrimaha darashooyinka Soomaaliya

0
Friday March 06, 2020 - 19:11:15 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Mursal iyo Norway oo ka wadahadlay Arrimaha darashooyinka Soomaaliya

    Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mas'uuliyiin ka tirsan Safaaradda dowladda Norway ee Soomaaliya oo ay ka mid tahay Safiirka safaaradda Norwey ee S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mas'uuliyiin ka tirsan Safaaradda dowladda Norway ee Soomaaliya oo ay ka mid tahay Safiirka safaaradda Norwey ee Soomaaliya. Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa la sheegay in ay ka wada hadleen Arrimaha doorashooyinka la filayo in ay dalka Soomaaliya ka dhacaan 2021-da iyo u diyaar garowgooda doorashooyinkaas Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa safiirka Norwey ee Soomaaliya uga warbixiyay halka ay marayaan u Diyaar garowga doorashooyinka Wadanka ka dhici doona. Safiirka ayaa dhankeeda Baarlamaanka Somalia uga mahad celiyay dadaaladooda la xiriira diyaarinta shuruucda doorashooyinka Dalka muhiimka u ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip