Wasiir Beyle oo sheegay in Bankiga Adduunka uu Soomaaliya ka cafiyay dhamaan deynta uu ku lahaa

0
Friday March 06, 2020 - 19:05:44 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Beyle oo sheegay in Bankiga Adduunka uu Soomaaliya ka cafiyay dhamaan deynta uu ku lahaa

    Qoraalka Wasiirka ayaa sidan u qornaa. Waa markale iyo farxad horleh, Bangiga Aduunka ayaa cafiyay dhamaan wixii deyn ah oo uu Soomaaliya kulahaa dadaal badan kadib. Waa markii ugu horeysay mudo 30 Sano kadib si rasmi ah aan uga mid noqono dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraalka Wasiirka ayaa sidan u qornaa. Waa markale iyo farxad horleh, Bangiga Aduunka ayaa cafiyay dhamaan wixii deyn ah oo uu Soomaaliya kulahaa dadaal badan kadib. Waa markii ugu horeysay mudo 30 Sano kadib si rasmi ah aan uga mid noqono dalalka Xubnaha ka ahWorldBankoo aan helno deeqaha horumarinta bangigu uu siiyo dalalka Xubnaha ka ah. Waxaan u mahadcelinayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya, dhamaan Wasaaradihii nagala qeyb galay Barnaamijka Deyn_Cafinta, Saaxibadeena caalamka oo ay ugu horeyso Dowladda Norwayiyo Bulshada Soomaaliyeed oo si geesinimo leh noo garab istaagay. Isbadal qiimo leh ma aha wax si fudud lagu heli karo, sidaas darteed har iyo habeen kama seexan doono inaan ku dadaalno wax walba oo aan ku horumarin karno dalkeena. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip