Xaalada magaalada Mandhera oo kacsan kadib markii ciidamada Jubbaland gudaha u galeen

0
Thursday March 05, 2020 - 15:50:23 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada magaalada Mandhera oo kacsan kadib markii ciidamada Jubbaland gudaha u galeen

    Xiisada ka taagan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo khamiis ah kacsan kadib markii ciidamada Jubaland ay gudaha u soo galeen xuduuda Kenya ay wadaagaan Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisada ka taagan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo khamiis ah kacsan kadib markii ciidamada Jubaland ay gudaha u soo galeen xuduuda Kenya ay wadaagaan Soomaaliya.
           Ciidamada Jubuland ayaa la arkayay iyagoo si xor ah ugu socdaay qeybo ka mid ah magaalada xuduuda Kenya ee Mandheera maalin un kadib markii madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu soo saaray xabbad joojin


             Guddoomiyaha gobolka Mandhera Cali Robow ayaa qatar amni oo weyn ku tilmaamay arrintaan, wuxuuna ugu baaqay dowladda Kenya inay xaaladaan soo fara galiso ka hor inta uusan imaanin khasaaro nafeed.

      
      Gudoomiyaha ayaa sheegay dagaalka udhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo FGS uu kasii daray uuna ku qasbay qaar kamid ah dadka deegaanka inay ka cararaan guryahooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip