Masuulkii labaad ee ugu sareeyay Ahlusunna oo gaaray Garowe

0
Thursday March 05, 2020 - 15:42:50 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuulkii labaad ee ugu sareeyay Ahlusunna oo gaaray Garowe

    Wafdi uu hoggaaminayo Sheikh Maxamed Shaakir oo kamid ah madaxda Ahlusunna Waljamaaca ayaa Garowe gaaray xilli uu halkaas ku sugan yahay hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Sheikh Maxamed Shaakir oo kamid ah madaxda Ahlusunna Waljamaaca ayaa Garowe gaaray xilli uu halkaas ku sugan yahay hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna.
                Safarka masuuliyiintaan weli maamulka Puntland si rasmi ah ugama uusan hadlin, waxaana si adag loo xakameeyay in saxaafaddu xog ka hesho ujeedada ay Puntland u tageen labada sargaal ee ugu sareeya Ahlusunna.

               Masuuliyiintaan waxay dhawaan ku wajan yihiin magaalada Nairobi, waxaase maamlaha ay ku sugan yihiin Garowe ay kulamo la qaadanayaan madaxda Puntland, inkastoo Puntland iska fogeysay in wax iskaashi siyaasadeed uusan ka dhexayn iyaga iyo Ahlusunna.


         Ilo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa u sheegay Hol, in masuuliyiinta Ahlusunna ay Puntland u tageen arrimo ay kamid yihiin ammaankooda, kadib markii lagala wareegay awoodii siyaasadeed iyo ciidan ee ay ku lahaayeen Galmudug.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip