SAWIRO:-Qaban qaabo ka socota Diinoor & Ammaanka oo la adkeeyey

0
Tuesday March 03, 2020 - 09:39:17 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Qaban qaabo ka socota Diinoor & Ammaanka oo la adkeeyey

    Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Diinsoor ee Gobolka Baay inay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen. Ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Madaxtooyada Koonfur G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in degmada Diinsoor ee Gobolka Baay inay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen. Ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa Risaala waxaa ay u sheegeen in u jeedka Safarka Madaxweyne laftagareen ay tahay in uu ka qeyb galo Xaflad lagu Caleema saarayo Maamulka Cusub ee degmada Diinsoor oo ay dhawaan doorteen Golaha deegaanka Degmadaas. Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyey,waxaana wadooyinka degmadaas lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo sugaya Ammaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip