Xildhibaanada Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay mudada dhismaha Golaha Wasiirada Galmudug

0
Monday March 02, 2020 - 20:25:13 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay mudada dhismaha Golaha Wasiirada Galmudug

    Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa muddo bil ah u kordhiyay Madaxweynaha Galmudug Qoor-qoor inuu ku soo dhiso golihiisa wasiirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa muddo bil ah u kordhiyay Madaxweynaha Galmudug Qoor-qoor inuu ku soo dhiso golihiisa wasiirada.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maanta hortagay Baarlamaanka Galmudug isaga oo ka wakiil ah madaxweyne Axmed Cabdi kaariye(Qoor Qoor.) ayaa ka horjeediyay qudbad uu ugaga warbixiyay arrimaha amniga iyo siyaasada Galmudug.

Xildhibaanada ayaa ugu dambeyn waa ay gacantaag ku ansixiyeen muddo kordhinta oo ah bil kuna eg 31ka March 2020.

Baarlamaanka Galmudug ayaa kulankan uu aha kii ugu horeeyay ee ay yeeshaan tan iyo markii dagaal sababay in ururka Ahlu Sunna tanaasulo uu ka dhacay dhowaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip