Dhaliyarada Somaliyeedey Maskaxdaada ilaasho.

0
Tuesday February 11, 2020 - 19:37:23 in Wararka by
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaliyarada Somaliyeedey Maskaxdaada ilaasho.

    Dhallinyarooy. Madaxaaga Alle waxa uu ku abuuray Xubnaha jirkaaga ugu muhimsan qaarkood. 1.Jirkaagu yuuna hogaamin Maskaxdaada ee Maskadaadu ha hogaamiso Jirkaaga.(F.S:1aad) 2.Maskaxdaadu yeeyna noqon mid Qashin qob ah oo fikrado qaldan ey ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyarooy. Madaxaaga Alle waxa uu ku abuuray Xubnaha jirkaaga ugu muhimsan qaarkood. 1.Jirkaagu yuuna hogaamin Maskaxdaada ee Maskadaadu ha hogaamiso Jirkaaga.(F.S:1aad) 2.Maskaxdaadu yeeyna noqon mid Qashin qob ah oo fikrado qaldan ey ku shubtaan Ajaanib & Qashin qaade somali ah.(F.S:2aad) 3.Ha noqon kuwa la yiraa inta ey noolyihiin Madaxooda waxaa ka faa'iida Tima jaraha oo kaliya.(F.S:3aad) 4.Madaxagu yuuna noqon mid u qafilan, Siyaasiyiin iyo sukeeye Xil iyo Xoolo doon ah.(F.S:4aad) 5.Ha noqon mid Maskadxiisa meel kale oo aan habooneeyn laga hago , ee Adigu waddo sax ah isku hag. ( F.S:5aad) 6.Maskaxdaadu yeeyna noqon Mid aaminsan in Lacag kaliya lagu waraabiyo, ogoow in Aqoontuna tahay waxa ugu wanaagsan ee Maskaxdu ku korto. (F.S:6aad) 7. Maskaxdaadu yeeyna noqon mid aan Mushkilada taagan ka xagga aan ka fikiri karin.(F.S:7aad) 8.Hooyadaa waxa ey ku dhashay Adiga oo Maskax Nadiifa leh, ku shub wax Nadiif ah. FG: waa iga talo, Dhalinyarada somaliyeedeey, Ha noqonina kuwa aan fikirin ee loo fikiro…wixii aan ku qalday iga sax, wixii ka dhimanna ku dar.




Mahadsanidiin

Qore:Yahya Amir


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip