C/raxmaan Cabdi Shakuur oo la kulmey Wakiilka QM

0
Sunday February 09, 2020 - 19:32:05 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan Cabdi Shakuur oo la kulmey Wakiilka QM

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu Maanta kula kulmey Wakiilka Qaramada midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb James Swan . Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen arrima

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu Maanta kula kulmey Wakiilka Qaramada midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb James Swan . Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen arrimaha doorashooyinka 2020/21, xiriirka sii xumaanaya ee Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, xaalada Gobolka Gedo qodobo kale. "Kulan aan la qaatay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaan kaga wada hadalnay arrimaha doorashooyinka 2020/21, xiriirka sii xumaanaya ee Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, xaalada Gobolka Gedo iyo doorashooyinkii Galmudug ayuu yiri" C/raxman C/Shakuur. Wakiilka Qaramada midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb James Swan ayaa horey ula kulmaey madax ka tirsan Dowladda iyo Maamul Goboleedyada ka jira dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip