C/kariin Guuleed oo war saxaafadeed soo saaray, baaq uu u diray DFS, DG iyo Beesha caalamka

0
Sunday February 09, 2020 - 20:44:18 in Wararka by
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/kariin Guuleed oo war saxaafadeed soo saaray, baaq uu u diray DFS, DG iyo Beesha caalamka

    Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Musharax Madaxweyne doorashada sanadka 2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed uu uga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka. War saxaafadeedka C/kariin Guuleed oo isugu jiray baaq iyo t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Musharax Madaxweyne doorashada sanadka 2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed uu uga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka. War saxaafadeedka C/kariin Guuleed oo isugu jiray baaq iyo talooyin uu u jeediyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed. Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip