Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi oo geeriyooday

0
Tuesday February 04, 2020 - 09:43:19 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi oo geeriyooday

    Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa ku dhawaaqay Madaxweyne Uhuru Kenyata isagoo ka hadlayay icaadadda dowlada talaadadii. Mr Moi oo da'diisu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa ku dhawaaqay Madaxweyne Uhuru Kenyata isagoo ka hadlayay icaadadda dowlada talaadadii. Mr Moi oo da'diisu ay ahayd 94 sano jir waxaa uu dalka Kenya soo maamulayay 24 sano, waxaana uu xilka ka degay sanadkii 2002. Arap Moi ayaa muddooyinkii dambe xanuunsana, waxaana xaaladiisa caafimaad lagula tacaalay dibadda iyo gudaha dalka Kenya. Madaxweyne Daniel Toroitich Arap Moi oo dhashay 2-dii bishii Sabtembar ee sanadkii 1924, kana soo jeeda qowmiyadda Kalenjinta ee degta galbeedka wadanka Kenya ayaa xilka madaxweyne ku xigeenka qabtay sannadkii 1967-dii.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip