HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-FEB-2020

0
Tuesday February 04, 2020 - 09:40:40 in Wararka by
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-FEB-2020

    Farmaajo"Dadka mucaaradka ah Dowla dda waxaa ay ka dhigaan Cadaw" Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soo maaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wac yigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladn imo. Wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo"Dadka mucaaradka ah Dowla dda waxaa ay ka dhigaan Cadaw" Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soo maaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wac yigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladn imo. Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u he ystaan wax uu qof gaar ah leeyahay,hayeeshee dowladnimadu ay tahay qof walba loona baahan yahay in la wada ila ashado. "Dadka mucaaradka ku ah dowladda wax kale ayay ka dhigaan oo Cadaw ayay ka dhi gaan,laakin dowladdu waa wax dadku ay le eyihiin oo hadaan la wada ilaalin ay noqone yso inay naga wada lumaan waana in la hel aa dad dadka ku wacyigeliya wadaniyadda & dowladnimada ayuu yiri" Madaxweyne farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkaan waxaa uu sheegay xilli uu booqdey qeyb lagu soo kordhiyey Warbaahinta Dowladda.

Xarun lagu xareynayo Xoolaha Waddooy inka dhex socda oo Xargiga laga jar ey

       Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib u dhis iyo dayactir.

Xarigjarka kadib ayaa duqa magaalada Muq disho iyo ku-xigeenadiisa waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha ay xaruntani ka koo ban tahay oo u qe ybsan sadax qeyb ood looguna talag alay in lagu ganaa xo xoolaha ku xad gudba bilicda Caa simadda.

      Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abs hir Mxamed Maxamud ayaa warbaahinta u sharxay daahfurka xaruntani. Guddoomiye Cumar Filnsh oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada hoose Xamar ay waaji baad keeda ka gudan doonto xoolaha maga alada lagu soo fasaxo.

Soomaaliya iyo Shiinaha oo iska kaa sha nayaa Xakamaynta coronavirus

     Wasiirka Arrimaha Dibadda  XFS Md. Ax med Ciise Cawad, oo Axaddii Dorraad quraac sharafeed ugu sameeyay gurigiisa Muqd isho, Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaal iya Qin Jian, ayaa kala hadlay xoojinta xiriir ka laba geesoodka iyo iskaashiga u dhex eeya labadaa dal.

      Sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay xafiiskiisa, Wasiir Cawad ayaa carabka ku adkeeyay in uu xiriir toos ah la leeyahay ard ayda Soomaaliyeed ee ku nool M/Wuhan ee G/Hubei ee dalka Shiinaha oo ah goobta uu cudurka dilaaga ah ee ‘coronavirus’ uu ku faafay. Sidoo kale, Qoraalka waxa lagu sheegay in  Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ay

la kaashan doontaa dowladda China iyo Saf aaradda Soomaaliya ee magaalada Beijing, si loo qaado tallaab ooy inka lagama maarmaanka ah, si loo gaarsiiyo arda ydaasi waxa ay u baahan yihiin.

       Wasiirka Cawad, ayaa u xaqiijiyay Saf iirka China in dowladda Soomaaliya ay gar ab taagan tahay dowladda iyo dadka China, islamarkaana ay  si adag ay uga shaqayna yaan xakamaynta faafitaanka ‘coronavirus’.

Wafdi ka socda dowladda oo booqdey dhaawacyadii loo qaadey Turkiga

       Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee XFS  Xildhib aan Xamza Saciid Xamza oo ku sugan turk iga ayaa Isbitaallada ku booqdey dadkii ku dhaawacmey qarixii Ex-Koontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

      Wasiirka iyo Xubnaha la socdey ayaa wa xaa ay u Kuurgaleen xaalada iyo la tacaali dooda guud ahaan dhaawacyada,kuwaas oo ku jira Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga,kuwaas oo qaba dhaaw acyo culus.

       Waxaa uu Wasiir Xamza ayaa ka dhage ystay warbixinta dhaqaatiirta gacanta ku hee ysa bukaanada, waxuuna allah ugu baryay in caafimaad taam ah siiyo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxeys ay in Mas’uuliyiinta Safaa rada Soomaaliya ee M/Ankara ay si awood ah Soomaaliya ugu soo celi nayaan qaar kamid ah dadka dhaawac ah ee jiifa Isbitaalada, haye eshee warkaasi uu beeniyey Safiirka Soo maaliya ee Turkiga.

Hay’ad Kenya ka dalbatey inay qabato C/Rashiid Janan

        Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amn esty International ayaa ugu baaqday dawla dda Kenya inay qabato Wasii rka Amniga ee  Jubbland Cab dirashiid Xasan Cabdinuur, isla markaana ay u gudbiso dawla dda Soomaaliya si maxkamad loo saaro.

      War saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay’adda Amnesty International ay ku sheeg tay in Cabdirashiid Janan loo qabtay "dambi yo cuslus” 31-kii August ee sanna dkii hore loona baahan yahay in caddaa ladda la mar siiyo.        Waxay sheegtay Amensty Interna tional inay tahay arrin aan caqligal ahayn in Cabdirashidi Janan oo lagu tuhunsan yah ay mas’uuliyadda dambiyo liddi ku ah shar ciy ada caalamiga ah, iyo kuwa xuquuqda aada naha inuu ka baxsado caddaalladda.

      Waxay ugu baaqday dawladda Kenya in ay qabato, si degdeg ahna ugu gacan geliso dawladda Soomaaliya, waxayna ugu baaq day dawladda Soomaaliya inay maxkam ad ayntiisa ka dhigto mid waafaqsan sharc iya da caalamiga ah, iyadoo aan dib loo ridin.

      Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu Cabdirashiid Janan ka baxsaday go ob la gu hayey 28-kii Jannaayo, isla markaana wa xa uu 31-kii Janaayo ka degay M/Kismaayo isagoo isla maalintaas diyaar ad ku tagay dalka Kenya.

Dibadbaxyo lagu taageerayey Qoor Qoor oo ka dhacay Galmudug

      Dibadbaxyo xooggan oo lagu taageera yey hoggaanka cusub ee Galmudug ay aa Shalay ka dhacay deegaano ka tirsan ma amulkaasi.Banaanbaxyaa oo ahaa ku wa ballaaran ayaa si isku mid ah waxa ay uga dhaceen magaaloo yin ka Dhuusamareeb, Ca daado, Caabudwaaq iyo Gaalkac yo.

     Boqolaal dadweyne ah oo taageersanaa doorashada hoggaanka cusub ee Gal mud ug ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalooyinkaasi.

      Sidoo kale dibadbaxayaasha oo watay boorar ay ku xardhan yihiin sawrirka mada xweynaha cusub ee Galmudug, Axmed Ca bdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo ku xigeenkiisa ayaa ku qeylinayey erayo ay ku soo dhowey nayaan mas’uuliyiintaasi.

    Ammaanka ayaa sidoo kale si aad ah loo adkeeyey, waxaana goobaha ay ka dhac een dibadbaxyada ku sugnaa ciidamada do wladda iyo kuwa maamulka Galmudug. Doo rashada dowlad goboleed ka Galmud ug oo muddo ku jirtay is jiid jiid siyaasade ed ayaa Dorraad la soo gabagabeeyey, wax aana Dhuusamareeb lagu doortay hog

 gaan cusub.

Dad u socdey Aroos oo qarax ku dhinteen

     Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah ayaa ku dhi matay lix kalena way ku dhaawacmeen ka dib baabuur nooca loo yaqaan Caasiga oo qarax miino lagula eegtay jidka u dhexeeya magaalooyinka Afmadow iyo Dhooble ee G/J/Hoose Shalay. Dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegeen in baabuurkan ay la socdeen dad rayid ah oo u socday Aroos.

     Dadka ku dhaawacmay qaraxan ayaa la sheegay in la geeyey cisbitaalka magaalada Dhoobley.Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, inkastoo degaan ka uu qaraxu ka dhacay la ogyahay inay si xooggan uga hawlgalaan ururka Al-Shab aab.

Somalia,Turkiga & Talyaaniga oo ka wa da hadlay Arrimo muhiim ah

       Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashi ga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa uu wadahadal wax ku ool ah oo ku saabsan xiriirka diblomaa siyadeed iyo horumarka geedi-socodka dib-u-hab aynta Golaha Amniga ee QM kula yeeshay xafiiski isa Wasaaradda ee Caa simadda Muqdisho Safi irka Jamhuuriyadda Italy, Md.Alberto Vecchi, iyo Safiir kuxigeenka Safaaradda Jamhuuri yadda Turkey Ozan PEKİN.

    Kulanka wadajirka ee 3geesoodka ah ayaa diiradda lagu saaray arrinta socota ee dib u habeynta Golaha Ammaanka ee QM iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada badan leh si si wanaagsan looga falceliyo caqabad aha jira iyo kuwa hadda soo ifbaxaya ee dun ida. Wasiir Cawad ayaa 2dii maalmood ee la soo dhaafay waxaa uu Muqdisho kula kulm ayey Wakiilada Caalamka u jooga Soomaal iya,waxaana uu Dorraad la kulmay Wafdi ka socda QM & Safiirka Shiinaha ee Sooma aliya Md. Qin Jian.

Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxwey naha Kenya & ku xigeenkiisa

      Dalka Kenya waxaa toddobaadyadii la soo dhaafay aad u xoogeystay xiisadda si yaasadeed iyo kala aragti duwanaashaha ka dhalatay barnaamijka dib u heshisiinta ee BBI, kaas oo ay ku midoobeen, hirgelinti isana ay lahaayeen Madax weynaha Kenya, Uhuru Ke nyatta iyo hogaamiyaha mu caaradaka, Raila Odinga la ba sano kahor. Wixii intaa ka dambeeyay waxaa muu qatay in siyaasiyiinta taabacsan madaxwe yne ku xigeenka, William Ruto aysan ku qan acsaneyn qaabka loo wajahayo barnaamijka dib u heshisiinta, waxaana qaar badan oo ka mid ah ay Raila Odinga iyo xisbigiisa ku dhaliileen in u kala qeybiyay xisbiga talada haya ee Jubilee.

      Inkastoo madaxweyne ku xigeenka uu ta ageero u muujiyay barnaamijka dib u he shisiinta ee BBI, haddana waxaa muuqatay in isgaa iyo dhinacyada taabacsan aanay wax saameyn ah ku lahayn ololaha BBI, ta aso keentay in Ruto uu marar badan dhaliilo qaabka wax loo wado.Dadka qaar ayaa arri ntan u arka inay tahay qorshe ka dhan ah ha mmigiisa siyaasadeed ee doorashada 2022.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ay aa marar badan ku celceliyay baahida loo qa bo in shacabka reer Kenya la mideeyo, laga na gudbo dagaalada ku saleysan siyaasad da ee Kenya ka qarxa mar kasta oo ay door sho dhacdo. AMISOM oo war ka soo saartay doora shadii Galmudug

      Taliska howlgalka nabad ilaalinta Mido wga Afrika ee  AMISOM ayaa ka hadlay doorashadii madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ee Dorraad ka dhacday gudaha magaalada Dhuusamareen ee xarunta gob olka Galgaduuud.

       Warsaxaafadeed AMISOM ayaa ugu ho rreyn hambalyo ku aadan doorashada loogu diray hoggaanka cusub ee maamulkaasi.

     Sidoo kale taliska ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa u rajeeyey inay guul ka gaaraan xilal kaas culus.

"AMISOM waxay u hambalyeynaysaa dhammaan xubnaha cusub ee loo doortay dowl ad-goboleedka Galmudug, madax we ynaha iyo ku-xigeenka Galmudug, waxaanan u rajeyneynaa guul inay ka ga araan xilalka cus ub” ayaa lagu yiri qora alka AMISOM.

Warkaan ayaa sidoo ka le la gu sheegay in mad axwey ne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qo or) ay hor yaallaan howlo kala duw an oo mu hiim ah, islamarkaana  baahan in wax laga qabto, sida arrimaha dib u heshiisi inta, si xal waara looga gaaro tabashooyinka haat an jira.

      "AMISOM waxay ka warqabtaa in wax badan weli loo baahan yahay in la qabto wa xayna ku boorrisay Madaxweyne Axmed Ca bdi Kaariye inuu ku sii wado hiigsiga shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug uuna hubiyo in dhammaan daneeyayaasha ka soo jeeda Galmudug ay helaan meel la hubo oo ku xe eran”.

      Ugu dambeyn taliska AMISOM ayaa bal lan qaaday inay la shaqeyn doonaan madax da cusub ee dowlad goboleekda Galmudug, si wax looga qabto ammaanka maamul kaasi.

Jubbaland oo sheegtay in howlgal lagu diley Xubin ka tirsan Al-Shabaab

     Laamaha Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay faah faahin ka bix iyeen howlgal ay sheegeen in laga fuliyey Galbeedka M/ksimaayo,isla markaana ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab.

      Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbal and Cabdinuur Ibraahim ayaa sheegay in howlgalka oo ka dhacay deegaanka Beerx aani gaar ahaan aaga Labi-kuus lagu diley ubin ka tirsan Al-Shabaab.

      Waxaa uu sheegay Afhayeenka in howlg alkaas sidoo kale lagu soo qabtey Qori Ak-47 iyo saanad kale oo ciidan sida uu watey Xubinta ka tirsanaa Al-Shabaab ee la diley sida uu hadalka u dhigey. Marka laga soo ta go Warkaan ksoo yeeray Laamaha Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland majiraan warar madax bannaab oo xaqiijinaya,welina dhankooda kama hadlin Al-Shabaab. Shabaab oo la sheegay Shaqaale Sam afal inay ka afduubteen G. Gedo

     Ururka Al Shabaab ayaa lagu eedeeyay inay shaqaale samafal ka afduubteen saaca dihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan Gob olka Gedo Masuuliy iin ka tirsan Maam ulka Jubbaland, ay aa waxa ay xaqiiji yeen laba ru ux oo Hay,ad samafal u shaqeynaayay iyo si doo kale gaarigii ay wateen Shabaab inay qabsadeen.

        Dadkaan ayaa lagu soo waramayaa inay ka afduubteen duleedka Degmada Bal ed Xaawo ee Gobolka Gedo, islamarkaana Shabaab ay la aadeen dhulka ay ka tali yaan. Lama oga sababta dadkaan Shabaab ay u afduubteen, balse masuuliyiinta Jubbal and ee arrintaan xaqiijiyay ayaa sheegay Shabaab inay caqabad ku yihiin in loo gar gaaro shacabka Somaliyed.

        Al Shabaab ayaa Gobolada dalka sida an oo kale dhawr mar uga afduubtay dad u shaqeynaayay Hay,addo Samafal, kuwaasi oo markii dambe lacag madax furasho ay ku sii daayeen.

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

    Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isu gu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay inta u dhaxeysa Xaawo Cabdi iyo Lafoole ee wadada xiriirisa Muqdisho & Afgooye.

      Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhul ka lagu Aaso ayaa waxaa uu qabsadey Ga ari nooca raaxada ah ee loo yaqaano kaari bta, waxaana goobjoog ay aal ay sheegeen in qar axa ay ku dhinteen Afar ruux oo Gaariga saar naa.

      Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaariga Miinada la kacdey uu ka yimid dhin aca degmada Walanweyn ee G/ Sh/ hoo se,isla markaana 4 ruux ee ku dhimatey qar axa uu kamid ahaa Ganacsatada degmada Walanweyn laguna Magacaabi jirey Zakariye Macalin Xaaji Cali.

       Ciidamo ka tirsan kuwa DFS ayaa gaa rey halka uu qaraxa ka dhacay,kuwaas oo xirey Waddada uu qaraxa ka dhacay,iyaga oo howlgallo baarotano ah ka sameeyeen Dad ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ay Risaala u sheegeen in qara xa uu saameeyey isku socodka dadka iyo Gaadiidka,sidoo kalena ay jiraan dad ku dhaawacmay qaraxaas.

     Ilaa iyo hadda lama oga dadka sida gaar ka ah qaraxa loola beegsanayay,waxaana horey wadadaas qaraxyo kala duwan lagula

 ee gtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda

iyo AMISOM.


Xildhibaannada iyo Senatarada ka soo jeeda Puntland oo 6 qodob kasoo saar ay hadalkii Wasiir Goodax

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ku matala deegaanada Puntland oo Shalay kulan isugu yimd waxa ay kaga hadleen khilaafka ka dha xeeya Wasaaradda Waxbarashada Xukuuma dda Soomaaliya iyo tan Dowlad Goboleedka Puntland.

     Mudanayaashaan oo warbaahinta la hadlay kulankooda kadib waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen in xiligaan uu xoogeysto khilaaf ka salka ku haya qaadista imtixaanka sanade edka iyo bixinta shahaadada.

Xildhibaanada iyo Senatarada ayaa sheegay inay la xisaabtamayaan Wasiir Goodax, waa jibkooda dast uuriga ka gudan doonaan, waxaa ay sidoo kale tilmaameen inay arrintan kala ha dli doonaan Madaxda dowladda Federaalka, sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

      Qaar ka mid ah Xildhibaannada ayaa dur ay mas’uuliyadda Wasiir Goodax, iyagoo shee gay in aanu qaadi karin xilkaas culus oo aanu isu keeni karin Soomaalida kala tagtay, wax aana ay ugu baaqeen Madaxda dowladda Federaalka inay soo farageliyaan.

     Halkaan hoose ka akhriso qodobada ay soo saareen

1: Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed waa xaq dastuuri ah oo laba taabtaan ah sida ku cad qodobka 30.aad ee datuurka KMG ah ee Somalia,isla markaana aysan dhici karin in Ma gaca dowladda ay mas’uuliyadda Wasaaradda Waxbarashada si qaldan u isticmaalaan.

2: Ma jiraan Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo ka qeyb qaadan waayey xalinta arrintaan, balse uu jiro doorweyn ay ka qaateen si xal loo gaari lahaa,iyaga oo la kulmay Wasiir Goodax Barre iyo Wasiirka Waxbarashada Puntland.

3: In Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya uu burburiyey howlihii dhex dhexaadinta aheyd oo ay wadeen,isla markaana aysan iyagu maqal Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Puntland u tegay Arrimaha khilaafka.

4: In aan ula xisaabtameyno Wasiir Goodax Arrintaan uu sameeyey anaga oo adeegsaney na awood Datuuri ah ee la xisaabtanka Golay aasha sida ku ad farqada labaad xarfka B-C ee qodobka 69aad ee Dastuurka KMG ah.

5: In aan la kulmeyno Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare kheyre oo ay mas’uuliyad ka saaran tahay dhacdadaan mugdiga geline ysa Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed. 6: In Ardayda iyo Waaldiinta Soomaaliyeed ay na ga war sugaan,isla markaana arrintaan ay wax wanaagsan ku dhamaan doonto.

Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duq eyn uu ka gaystay gobolka Jubada dhexe

        Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaar adda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo maalintii Dorraad aheyd uu ka fuliyay, degaan ka

tirsan gobolka Jubbada Dhexe.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM, ayaa  lagu sheegay in duqeynta ay ka dhacday meel ku

dhow Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhe xe, isla markaana lala beegsaday

fariisin ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.

       Sidoo kale, AFRICOM ayaa intaas kusii dartay in duqeynta lagu dilay hal xubin oo ka

tisran Al-shabaab, waxaana Qoraalka Mareyk anka lagu sheegay in duqeyntaas ay la

kaashadeen Ciidanka dowladda.

Waxaa

       kale oo  Taliska Ciidanka Mareykanka ee

qaaradda Afrika uu sheegay, in duqeyntaas la ga fuliyay Gobolka Jubadda Dhexe

aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin dadka rayidka ah.

   Mareykanka ay aa tan iyo markii uu bilowday sana dkan ee 2020 duqe ymo dhowr ah ka fuliyay degaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kuwaasi oo qaarkood uu Khasaaro kas oo gaaray xubno ka tirsan Al-shabaab.

Cidda fududeysay baxsashada wasiir Janan oo la shaaciyey

       Wasaaradda arrimaha gudaha ee Jubba land ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixisay baxsashadii wasiirkii hore ee amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo muddo u xirnaa dowladda Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi, Md. Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in baxsashada wasi irka ay fududeeyeen dhinacyo kala duwan, si da uu hadalka u dhigay.

       Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa ka gaabsaday inuu shaaciyo magacyada xubnaha ka dambeeyey sii deynta wasiir Janan, balse wuxuu qiray inay jiraan saraakiil ka tirsan laa maha ammaanka DFS oo gacan weyn ka geys tay arrintaasi.

      Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu u mah ad celinayo cid kasta oo ka qeyb qaadatay dad aalladaasi, islamarkaana garatay in si sharci darro ah lagu heystay mas’uulkaasi.

      Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo wax laga weydiiyey inay ku lug lahaayeen fakashada Janan ayaa qiray inay madaxda sare ee dowlad goboleedka Jub baland si aad ah uga shaqeyeen, ugu dambe yna ay ku guuleysteen dadaalkoodii.

        Cabdirashiid Janan oo garoonka Aadan Cadde laga qabtay 31-kii August ee sanadkii hore ayaa tan markaasi Muqdisho ugu xirnaa dowl adda, balse wuxuu Jimcihii isagoo bax sad ahaa doon ku tegay magaalada Kismaayo.

Si kastaba ha’ahaatee Janan ayaa haatan arri mo caafimaad u jooga magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya oo lagu geeyey diyaa rad gaar ah oo aheyd nooca milatariga. XIGASHO:KULMIYENEWS.NETKKN

Wasiir Canshuur oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’ado Caalami ah

      Wasiirka Wasaaradda Boostada & Isgaarsi inta ee XFSE Ing, Cabdi Canshuur Xasan ay aa Shalay M/Muqdisho waxaa uu kula kulmay wakiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Hay’adda UNODC.

      Kulanka ayaa waxa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin horumarinta teknolojiyada dalka iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abu uri lahaa qaab ay Shaqooyin ku sameysan lah aayeen ee dhinaca teknolojiyada.

     "Waxaan M/Muqdisho kula kulmay Dr Ama do Philip iyo Amelia Hannaford oo kala ah wa kiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiis ka Soomaaliya ee Hay’adda UNODC, inagoo ka wada hadalnay sidii aan uga wada shaqeyn lahayn horumarinta teknolojiyada dalka iyo si dii dhallinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa goobo ay ku soo bandhigan karaan hal-abuurkooda teknolojiyada ayuu yiri”Wasiir Canshuur.

     Sidoo kale waxaa uu sheegay Wasiirk in geb- gabadii kulankooda ay isku raaceen in la sii joogteeyo kulamada, iyadoo laga soo sha qeynayo dhinacyada ay Wasaaraddu kala sha qeyn karto UNODC

Xubin kamid ah Guddiga doorasho oyinka Somaliland oo is-casilay

     Wararka ka imaanaya M/Hargeysa ay aa sheegaya inuu is-casilay wakiilkii xisbiga UCID ee mucaaradka ah u qaabilsanaa guddiga doo rashooyinka ee Somaliland Xasan Yuusuf Ducaale. Is-casilaadda xubintan ayaa waxaa Warbahinta u xaqiijiyay mad axda xisbi ga UCID. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo uu soo jiitamayay muranka ku aa ddan dhismaha guddiga door ashooyinka, kaas oo ay hore uu u qaadacay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

      Is-casilaadda xubinta UCID ka dib wax aa guddiga doorashooyinka isugu soo har ay xu bnaha ay soo kala magacaabeen, Madaxwey naha, Golaha Guurtida iyo Xisb iga talada ha ya ee Kulmiye…

       Dhammaystirka dhismaha guddiga doo ra shooyinka ayaa ahayd caqabadda ugu weyn ee hortaagan qabashada doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka, waxaana hore ugu taliyay in la kala diro erga da dhexdhexaadinta oo ku talisay in la soo celiyo guddidii hore.

     Beesha caalamka ayaa iyaguna dalban ayay in la fuliyo talada ay soo jeediyeen ergada dhexdhexaadinta.


Madasha xisbiyada qaran oo war xasa asi ah ka soo saartay doorashadii Galmudug

    War qoraal ah oo ka soo baxay mashada xisbiyada qaran ayaa waxaa looga hadlay xaal adda siyaasadeed ee Galmudug, kadib doora shadii Dorraad ka dhacday magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

      Warsaxaafadeedka oo ku qornaa luqadda Engilish-ka ayaa lagu sheegay in doorashadii uu ku soo baxay Qoor-Qoor aysan aysan ah eyn mid xor ah iyo xalaal ah, islamarkaana ays an u dhicin sidii la rabay ama loo qorsheeyey in Galmudug loo dhiso maamul mid ah.

     Sidoo kale qoraalkaan ayaa lagu dhaliilay taalabadadii safiirka Mareykanka ee Soomaal iya, Donald Yamamoto ee uu ku aqoonsaday doorashadaasi, iyado aan weli xal loo helin is jiid jiidka siyaasadeed iyo khilaafka dhinaca maamulka ee ka jira Galmudug.

    Madasha xisiyada qaran oo ay ku mideys an yihiin illaa lix xisbi siyaasadeed ayaa sidoo kale ka dalbatay dhinacyada isku haya Galmu dug inay yeeshaan wadahadal dhab ah, si loo gu xaliyo xiisadaha taagan, islamarkaana loo ga wada shaqeeyo dana reer Galmudug

Kulamo looga hadlayo arrimaha baahi nta awoodaha oo ka furmay Muqdisho

      Wasiirka Arrimaha Dastuurka Md.Saalax Axmed Jaamac ayaa Shalay M/Mudisho ka fu ray kulamo-howleedyo loo ga doodayo arrimaha baa hinta awoodaha, kheyra ad-wadaaga iyo nidaamka maaliyadeed ee federaale ynta kuwaasoo laf-dhabar u ah dhameeystirka dastuurka. Kulamo-howleedka oo socon doona muddo isbuuc ah ayaa waxaa kasoo qaybg alay masuuliyiin ka kala socotay Xafiiska Mada xweynaha iyo R/wasaaraha, Wasaaradda Arr imaha Dastuurka, Arrimaha Gudaha, Maaliyad da, UNDP iyo marba hay’adaha dowladda ee loo baahdo.

     Ugu horeyn, waxaa shirka ka hadlay ujeed adiisa Agaasimaha Guud ee W/Arrimaha Dast uurka isagoo ka qaybgalayaasha u sharxay Ajendaha shirka iyo waxa la doonayo in lagu lafaguro kulamo howleedyada is xig-xiga.

    Dhanka kale, Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Md.Jockely Mason ayaa sheegay inay bilowga kulamo-howleedyada ee looga hadlayo arrimaha muhiimka u ah dib-u-eegista dastuurka ay tahay mid kor u qaadaysa rajada shacabka iyo dhamaan daneeyayaasha arrima ha Soomaaliya ee ah in la dhameeystiro das tuurka.

    Sidoo kale, Wasiir Saalax  oo furay shirka ayaa yiri "Waxaan qabanqaabada kulamo-how leedyada inuu bilowday Shalay ku bixinay wa qti iyo dedaal badan, waxaan dooneynaa dha maan hay’adaha dowladda ee u xilsaaran arrr imaha maalinba laga doodi doono inay soo jee diyaan aragtiyadooda si ay u sahlanaato dham eeystirka dastuurka”.

     Ugu dambayn, kulamadan ayaa marka ay dhamaadaan waxaa laga soo saari doonaa ara gtiyo mideysan oo horudhac ah kuwaasoo qus eeya arrimaha muhiimka u ah geedi-socodka dib-u-eegista dastuurka.

.Al-Qaacidda oo sheegatay weerarkii Pensacola

   Cod lasoo duubay oo la rumeysan yahay in uu ka yimid kooxda Al-Qacida ee Jasiiradda Carbeed ayaa Axaddii lagu sheegtay mas’uu liyadda toogashadii bishii December ka dha cday saldhig ciidamada badda ah oo ku yaalla Magaalada Pensacola ee G/Florida ee dalka Mareykanka.

    Hase yeeshee, sheegashada ayaan lagu soo darin wax caddeymo ah oo taageeraya.

     "Waxaan ugu hambalyeyneynaa umadda Muslimiinta, oo aan taageereyna howl-galkii shahiidnimo ee geesiga Muhammad bin Sa’ eed Al-Shamrani,” ayaa lagu yiri codka ay baahisay kooxda Al-Qacida ee dalka Yemen.

     Weerarkaas ayaa waxaa lagu dilay 3 qof oo Mareykan ah, ka hor inta aan la toogan qo fka fuliyey oo ahaa askari Sacuudiyaan ah oo tababar u joogay saldhigga.

  Ilo-wareed ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa Reuters u sheegay in Mareykanka uusan rumeysneyn sheegashada kooxda Al-Qacida ee Jasirradda Carbeed, ee ah in ninka weerar ka fuliyey uu ayaga matalay.

   Ilo-wareedka ayaa sidoo kale sheegay in ko oxdan laga yaabo inay sheegashada u sa meysay, si ay uga jawaabto warar dhowaan soo baxay oo sheegaya in la dil ay hoggaamiy aheeda.

      Warar dhowaan laga helay Yemen ayaa sheegayey in hoggaamiyaha Al-Qaci dada Jas iiradda Carbeed, Qassim al-Raymi lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Marib.

     Sarkaal ka tirsan dowladda Yemen ayaa Reuters u sheegay inay jirto duqeyn drone oo ka dhacday Marib, hase yeeshee Raymi uusan ahayn qofka lagu dilay

 

XIGASHO:BBC


XILDHIBAAN MOGE ”NIN QARAX KUUGU DILAY HOOS KUUMA JIIDO…”

MAQAAL GAABAN


   Waxaa soo ifbaxday in Saraakiil iyo Ciidan u haysta inay ka sareeyaan sharciga iyo dadka loo yahay madaxda. Waxaay kula dhaqmay aan shacabka reer Warsheikh gumeysi iyo si yaasadiisii aheyd yaanan dadka loo naxari isanin.

NIN QORAX KUUGU DILAY HOOS KUUMA JIIDO.

&nb



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip