Somalia,Turkiga & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Monday February 03, 2020 - 20:29:27 in Wararka by
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia,Turkiga & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa uu wadahadal wax ku ool ah oo ku saabsan xiriirka diblomaasiyadeed iyo horumarka geedi-socodka dib-u-habaynta Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey kula yeeshay xafiiskiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa uu wadahadal wax ku ool ah oo ku saabsan xiriirka diblomaasiyadeed iyo horumarka geedi-socodka dib-u-habaynta Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey kula yeeshay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Italy, Mudane Alberto Vecchi, iyo Safiir kuxigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Turkey Ozan PEKİN. Kulanka wadajirka ee seddex geesoodka ah ayaa diiradda lagu saaray arrinta socota ee dib u habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada badan leh si si wanaagsan looga falceliyo caqabadaha jira iyo kuwa hadda soo ifbaxaya ee dunida. Wasiir Cawad ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa uu Muqdisho kula kulmayey Wakiilada Caalamka u jooga Soomaaliya,waxaana uu shalay la kulmay Wafdi ka socda QM & Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip