Xarun lagu xareynayo Xoolaha Wadooyinka dhex socda oo Xariga laga jarey

0
Monday February 03, 2020 - 20:27:38 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarun lagu xareynayo Xoolaha Wadooyinka dhex socda oo Xariga laga jarey

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib u dhis iyo dayactir. Xarigjarka kadib ayaa duqa magaalada Muqdis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib u dhis iyo dayactir. Xarigjarka kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo ku-xigeenadiisa waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha ay xaruntani ka kooban tahay oo u qeybsan sadax qeybood looguna talagalay in lagu ganaaxo xoolaha ku xadgudba bilicda Caasimadda. Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir Mxamed Maxamud ayaa warbaahinta u sharxay daahfurka xaruntani. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada hoose Xamar ay waajibaad keeda ka gudan doonto xoolaha magaalada lagu soo fasaxo.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip