Wasiir Canshuur oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'ado Caalami ah

0
Monday February 03, 2020 - 20:21:52 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Canshuur oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'ado Caalami ah

    Wasiirka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomalaiya Eng, Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta Magaalada muqdisho waxaa uu kula kulmay wakiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Hay'adda UNODC. Kulanka aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomalaiya Eng, Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta Magaalada muqdisho waxaa uu kula kulmay wakiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Hay'adda UNODC. Kulanka ayaa waxa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin horumarinta teknolojiyada dalka iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa qaab ay Shaqooyin ku sameysan lahaayeen ee dhinaca teknolojiyada. "Waxaan magaalada Muqdisho kula kulmay Dr Amado Philip iyo Amelia Hannaford oo kala ah wakiil goboleedka Bariga Afrika iyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya ee Hay'adda UNODC, inagoo ka wada hadalnay sidii aan uga wada shaqeyn lahayn horumarinta teknolojiyada dalka iyo sidii dhallinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa goobo ay ku soo bandhigan karaan hal-abuurkooda teknolojiyada ayuu yiri"Wasiir Canshuur. Sidoo kale waxaa uu sheegay Wasiirk in geb-gabadii kulankooda ay isku raaceen in la sii joogteeyo kulamada, iyadoo laga soo shaqeynayo dhinacyada ay Wasaaraddu kala shaqeyn karto UNODC.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip