Somaliland oo u digtay xubnaha Beesha Caalamka

0
Saturday February 01, 2020 - 20:51:31 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo u digtay xubnaha Beesha Caalamka

    Maamulka Somaliland ayaa Beesha Caalamka uga digtay in ay gobolka ka samayso wax faragalin ah oo wax u dhimi karaya qaranimada Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland oo maanta soo saartay war-saxaafadeedkan waxay beesha caalamka ugu baaqd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Somaliland ayaa Beesha Caalamka uga digtay in ay gobolka ka samayso wax faragalin ah oo wax u dhimi karaya qaranimada Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland oo maanta soo saartay war-saxaafadeedkan waxay beesha caalamka ugu baaqday inay noqoto dhexdhexaadiye daacadnimo iyo xaglin la'aan ku shaqeeya,iskana ilaaliso mawqif kaste oo khatar galinaya nabadgaliyada iyo xasiloonida gobolka geeska Afrika. Waxay Somaliland war-saxaafadeedkeedan kaga jawaabaysay war-murtiyeed 28 kii Jeenawari ay soo saareen hay'adaha caalamka ee lagu magacaabo saaxibada Soomaaliya oo ay Baarlamaanka Soomaliya ugu baaqayeen in uu xal ka gaadho qaabka iyo sharciyada ay doorashada Soomaaliya ku gali doonaan xildhibaanada Somaliland matalaya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip