Gacal oo faahfaahiyay Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

0
Saturday February 01, 2020 - 18:27:55 in Wararka by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gacal oo faahfaahiyay Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal sheegay in doorashadda Madaxweynaha ku xigeenkiisa ay ku dhici doonto xilligii loogu tala galay. Waxaa uu ku Wargaliyay Xildhibaanada Galmudug in doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal sheegay in doorashadda Madaxweynaha ku xigeenkiisa ay ku dhici doonto xilligii loogu tala galay. Waxaa uu ku Wargaliyay Xildhibaanada Galmudug in doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay berrri dhici doonto sidaas darteed xildhibaanada looga baahan yahay dhammaantood in ay soo xaadiraan. Waxaa uu sheegay in doorashada ay kasoo qeyb gali doonaan xubno ka socdo dowladda dhexe ee Soomaaliya. Doorashadda berri ka dhaceysa Dhuusamareeb ayaa noqon doonta tii Saddexaad oo Madaxweyne lagu doorto, waxaa labo Madaxweyne iyo labo baarlamaan ay kula sugan yihiin Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip