Khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay'ad ah Turkiga ah

0
Saturday February 01, 2020 - 20:25:10 in Wararka by
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay'ad ah Turkiga ah

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay'adda Yardimeli, isla markaana howlaha Isbitaalka Yardimeli laga wado ay baal marsanyihiin sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan. Qoraal ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay'adda Yardimeli, isla markaana howlaha Isbitaalka Yardimeli laga wado ay baal marsanyihiin sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu yiri "Wasaaradda caafimaadka uma dulqaadan karto in kaalmada bani-aadanimo iyo taakulada walaalnimo ay noqdaan kuwa lagu fusho dano gaar ah, Lagana dhigto deeqahaas kuwa laga macaasho oo ganacsi laga dhigto iyadoo dadka soomaaliyeed baahi weyn u qabaan adeega caafimaad oo ay ugu deeqaan walaalahooda Turkiga".
No photo description available.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip