Akhriso:-Maxaa Isbedel Ku Imaan Doono Ka Bixista UK Ee Midowga Yurub?

0
Saturday February 01, 2020 - 20:18:48 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Maxaa Isbedel Ku Imaan Doono Ka Bixista UK Ee Midowga Yurub?

    Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd , go'aankaasi waxa uu keenayaa isbadallo waa weeyn oo ku yimaada wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin : Biritin waxa ay w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd , go'aankaasi waxa uu keenayaa isbadallo waa weeyn oo ku yimaada wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin : Biritin waxa ay weyndoontaa kuraastii ay ku lahayd Baarlamanka Midowga reer yurub Waxaa meesha ka bixi doonta ka qeeyb galkii Briting ee shirarka guud ee midowga reer yurub Waxaa billaaban doona wadahadalo rasmi ah oo dhex mara Ingiriiska iyo Midowga reer Yurub Waxaa is baddali doona Midabka Baasaboorka Ingiriiska Waxaa albaabada la'isugu dhufan doonaa xafiiskii maamulayay howlaha ka bixista Biriting ee Midowga reer yurub Jermalka Muwaadiniintiisu uma tarxiili doono Ingiriiska haddii lagu tuhmo falal dambi ah Safarka la'isaga kala goosho Ingiriiska iyo Waddamada Midowga reer yurubDhanka kale waxaa jiri doona wax yaabo kale oo iyana wax is badal ah aysan ku immaan doonin sida : Rukhsada ka xeeynta gaadiidka sideeda ayay ahaan doontaa oo wax isbadal ah kuma immaan doonaan Kaararka caafimaad iyana sidooda ayay ahaan doonaan oo isabdalka ma saameeyn doono Degenaanshaha Muwaadiniinta ingiriisku waxba iskama badali doonaan oo waxa ay ku noolaan karaan halkii ay doonaan oo Yurub ah Xukuumadda ingiriisku waxa ay sii wadi doontaa bixinta miisaaniyadda Midowga reer yurub inta lagy guda jiro waqtiga kala guurka ah Ganacsiga ka dhexeeya Midowga reer yurub iyo Ingiriiska waa uu sii socon doonaa isaga oo aan wax isbadal ah ku immaan Dhammaan wax yaabahan oo dhan ayaa dhaqan galaya xilli maanta Dowladda ingiriiska ay macsalaameeysay Midowga reer yurub 47-sano ka dib oo ay xubin buuxda ka ahayd .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip