HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 20-1-2020

0
Monday January 20, 2020 - 09:43:28 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 20-1-2020

    Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee XFS Md. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ay aa sheegay in dib loogu noqonayo mashr uucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Bana adi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee XFS Md. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ay aa sheegay in dib loogu noqonayo mashr uucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Bana adir. Wasiir Beyle wa xaa uu sheegay in mashrucaas qeylo dhaan farabadan ay ka timid,isla mar ka ana dhamaan la is ugu yeeri doono dhinacyada ay qusey so. Masharuuca horumarinta Magaalada Madaxda Dowlad goboleedyada ayaa ah aa mid laga reebay Maamulada Hir-Shab eelle iyo Galmudug oo saaxiibo dhow la ah Dowladda halka Maamulada kale iyo Gobolka Banaadir loo kala siiyey min 28 Milyan oo Dollar. Ra'iisul Wasaaraah XFS Md Xasan Ca li kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,ka dib markii dhaleeceyn iyo doodo dhinaca Baraha Bulshada ah uu ka dhashay.

Miyey Somaliland ka been sheegtay kiis askii dilka ee lagu fuliyey lixda QOF?

       Xukuumada Somaliland ee uu hoga amiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dho waan dil toogasho ah ku fulisay Lix ma xbuus oo ay sheeg tay inay geysteen dilal, isla markaana ay Maxkamadu ku xukuntay xukunadaasi dil.

      Dowladda Itoobiya ayaa iyadu qabta in Somaliland ay ka been sheegayso kiisa ska saxda ah ee labo kamid ah Lixdaasi Ruux ee dhowaan ay toogatay xukuuma da Biixi, iyadoona si toos ah ula xiriirisay falal Argagixiso.

       Wasaarada arrimahad dibada ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in Lixdii ruux ee Somaliland ku fulisay dilka ay Labo Nin oo kamid ah ay ka tirsanaayeen ururka Al-shabaab, isla markaana lagu helay damb iyo la xidhiidha argagixisada.

       Wasaarada ayaa arrinkaasi ku shee gtay qoraal ay ku daabacday warbixinte eda todobaadlaha ah ee ‘Week In the Horn’, inkasta oo ay si toos ah u shaacin magacyada labada Nin ee ay la xidhii dhisay inay ka tirsanaayen ururka Al-Shabaab.

     Xukuumada Somaliland ayaa muddo 3-cisho ka hor xukun dil ah ku fulisay Lixda asi ruux, iyadoona xeer ilaalinta guud ay soo saartay magacyada lixda nin ee la too gtay iyo magacyada dadyow ay sheegtay in Maxkamadu ku heshay inay dileen.      Il aa iyo hadda majiro wax war ah oo ka soo baxay xukuumada Somaliland ee uu hoga amiyo Madaxweyne Biixi oo ay kaga jaw aab celinayso arrintaasi ay Wasaarada arri maha dibada ee dalka Itoobiya ay ku daab acday Warbixinteeda todobaadlaha.

Xarunta Gobolka Banaadir oo lagu qab tay munasabad xil wareejin ah.

      Musaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa xil alka kula kala wareegay agaa simaha cu sub ee waaxda waxbarash ada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur,isagoo kala wareegay agaas imihii ka horreeyay Cabdinaasir Rooble Abuukar.

     Marwo Basma Caamir Shakeeti guddo omiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banadir oo goobjoog ahayd mus aabadda xil wareejinta ayaa sheegtay in muhiimad gaar ah ay leedahay waxbra shada Gobolka,isla markaana looga fadhi yo agaasimaha cusub inuu la yimaado dar dar gelin iyo wax qabad muuqda.

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal cul us oo Xalay ka dhacay degmada Marka

       Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa salaadii makhrib ee Xalay kadib waxay weerar ku bilaawday qaraxyo ku qaadeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose.

Wararkii ugu dambeeyey aan ka heleyno Marka waxa ay sheegayaan in ciidanka xo ogga dalka ee ku sugan magaaladaas ay iska caabiyeen weerarka ay ku soo qaadeen Al-Shabaab.

      Al-Shabaab ayaa dhowr jiho ka soo weeraray magaalada, waxuuna dagaalka xoogiisu ka dhacay dhinaca bari ee mag aalada, gaar ahaan xaafadaha Buulo-bac aad, Rusiya, kawaanka Malaayga iyo go obo kale oo fariisimo ay ku leeyihiin ciidan ka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 14-ka October.

      Dad ku sugan magaalada Marka ayaa noo sheegay in goor dhaw uu joogsaday dagaalku, haatana rasaas goos-goos ah laga maqlayo qeybo ka tirsan magaalada, gaar ahaan goobihii lagu dagaalamay, taas oo ay ridayaan ciidamada dowladda.

            Sida ay noo sheegeen goobjoogay aasha ku sugan magaalada Marka koox ihii weerarka soo qaaday oo markii hore dagaal ku galay qeybo ka tirsan magaal ada ayaa dib uga laabtay, kadib markii ay iska cabin kala kulmeen ciidanka militeriga Soomaaliya ee guutada 14-ka October, kuwaas oo ka howlgala degmada Marka iyo tuulooyinka hoos taga.

      Khasaaraha rasmiga ah ee ka dha shay dagaalkaas ayaan weli la ogeyn inta uu dhanyahay, faah-daahina kama bixin saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka caa wa lagu weeraray magaalada Marka.

Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adda UNDP

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaa liya Maxamed Mursal Sheekh Cabdirax amaan ayaa Shalay oo Axad ah waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley ku- xigeenka Wa kiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya.

 Kulanka ayaa laba da dhinac waxaa ay uga wada hadl een sidii loo xoojin lahaa wada shaqe ynta u dhaxeysa Hay’adda UNDP iyo Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya.

     Ku xigeenka Wakiilka Barnaamijka UNDP Soomaaliya ayaa balanq aadey inay xoojin doonaan xiriirka wanaagsan oo ay la leeyihiin Xildhibaannada Golaha Sha cabka.

Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabey Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

      Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magaca abay Maar eeyaha Garo onka Diyaarad aha ee Boosaaso.

   Madaxweynaha Maamulka Punt land.

Markuu arkay:  Das tuurka Puntland Qodo bkiisa 80-aad.

     Markuu arkay:  Baahida loo qabo horu marinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

      Markuu arkay:  Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

      Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoo mada Puntland

   Wuxuu xeeriyey:

     1.Waxaa Axmed Siciid Yuusuf loo ma gacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaara daha ee Boosaaso.

     Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa mar kuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxii xay.


Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Deega anno Ka Tirsan Galgaduud Oo La Kala Qaaday

      Ciidamada qalabka sida qeybta 21-aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Ku guuleestay in la kala qaado Ma leeshiyaadkii ku dagaalamay inta u dhex eysa deegaanada Xinjilab iyo Bangeelle ee Gobolka Galgaduud.

            Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka, Taliyaha qaybta 21-aad Gen Qooje iyo saraakiil la socotay oo uu ka mid yahay Taliyaha qay bta Guud ee Booliiska Gobolka Galgad uud ayaa halkaasi gaarey kuwaa oo goob joog ka noqdey tilaabada koowaad ee lagu kala qaaday maleeshiyaadka dagaa lamey,

            Sidoo kale labada beelood ayaa ku balamey in ay isugu yimaadaan gogol ras mi ah iyadoo mas’uuliyada ilaalinta amaan ka loo saarey Taliska qaybta 21-aad oo halkaa kasii howl galaya inta xal waara laga gaarayo colaadaasi.

      Taliyaha qaybta 21-aad Gen Qooje ay aa ciidanka amaanka ku amray in ay masu uliyad taxadar leh ka qaataan in dadka soomaaliyeed ee dagaalamay lakala badb aadsho oo ciidanku mar kastaba isha Ku hayaan Dhaq dhaqaaqy ada

Koox Jawaab Ka Bixisay Eedeymo Cul us Oo Loo Jeediyay Madaxweyne Trump

      Kooxda dhinaca sharciga u qaabilsan madaxweynaha Mareykanka Donald Tr ump ayaa bixis ay jaw aabtii u gu horreysay oo ku aaddan eed ey mo loo jeed iyay mad axwe yna ha, kuwaas oo sababay in madaxweynaha laga kee no dawcad xil ka qaadis ah.

    Sharci-yaqaannadan ayaa arrintaan ku tilmaamay weerar halis ah oo lagu qaaday dimuquraadiyadda. Dukume ntiga kooxda oo ka kooban 111 bog ayaa lagu sheegay in qodobbada xil ka qaadista aysan ku jirin wax muujinaya in dembi uu galay madax weynaha isla markaana looga gol leeya hay in lagu farageliyo doorasha da madaxt innimada ee sanadkan dalkaasi ka dhici doonta.

     Hadal jeedinta dacwad oogidda ayaa la gu wadaa inay bilaabato toddoba adka soo socda.  Mr Trump waa madaxweynihii sadde xa ad inta la ogyahay taariikhda Ma reykan ka ee wajaha daxwad xil ka qaadis ah, waxaa lagu eedeeyay ku tumasho awo od iyo inuu aqalka Congress-ka is hortaag ku same eyay.

Muwaadiniin Ay Soomaali Ku Jirto Oo Lagu Xiray Magaalada Nairobi    

  Ciidamo ka tirsan Booliska dalka Ke nya ayaa Magaalada Nairobi waxaa ay ku xireen Muwaadiniin u dhashay dalalka Ke nya, Mareykanka iyo Soomaaliya, kuwaa si oo lagu eedeeyay inay weeraro ka gey san lahaayeen gudaha Kenya.

     Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya ayaa waxaa ay sheegeen in eedeeysana yaan la qabtay xili ay wateen gaari noociisu ahaa Toyota Vitz, isla markaana lagu xiray Xabsi ku yaalla Magaalada Nairobi.

     Saraakiisha Ciidanka Kenya ayaa tilm aamay in gaarigaas la qabtay laga dhex helay agabyo kala duwan oo ay ade egs adaan Ciidanka Cirka ee dowladda Ke nya iyo lacago kaash ah oo isugu jiray  Dollar, Shillinka Soomaaliga iyo  Shillinka dal kaas.

      Xubnaha la qabtay oo gaaraya ilaa iyo 5 ruux ayaa waxaa ay kala yihiin Muwa adin Mareykan ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabaas Maxamuud iyo laba So omaali ah oo lagu kala magacaabo Maxa med Xasan Baariyoow iyo Hodan Cabdi Ismaaciil.           Sidoo kale waxaa jira laba ruux oo kale una dhashay Kenya, kuwaasi oo magacayadooda lagu sheegay Maxa med Aadan iyo Gaarina oo ahaa Daraw alkii gaariga ku waday xubnaha, waxaana dhammaantood lagu sameeyn doonaa ba aritaano kala duwan, iygdoona lagu eede eyay inay qorsheynayeen weerar argagixi sanimo.

Shirkaddii Turkiga ee dhismaha ka wad ay wadada xiriirisa Afgooye iyo Muqdi sho oo qalabkeedii la soo noqotay

      Shirkadda Turkiga ee dhismaha ka wada wadada xiriirisa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose iyo ma gaalada Muqdisho ayaa gebi ahaanba joojiyay hawlihii dhismo ee ay ka wadeen wada daasi .   Shirkadda ayaa Shalay bilowday in ay qalabke eda dib ugasoo rarto ee ay ku shaqaynay een, iyadoo u soo daabushay gudaha mag aalada Caa sim ada ah ee Muqdisho.   

     Idaacadda Kulmiye weli ma ay san helin xogta dhabta ah ee ka dambaysa soo raritaanka qalabka shirkad aasi iyo in ay shirkaddu hakisay gebi ahaanba ha wlihii dhismah aasi.   Arrintan ayaa kusoo aadaysa iyad oo Al-Shabaab ay kordhiyeen weerara da ay la beegsanayaan Injineerada u dhash ay dalka Turkiga ee dhismaha ka wada wa da daasi aan soo xusnay, waxaana weerara daasi ay kala kulmaan waxyeello kala duwan

      Dhinaca kale wasiirka arrimaha dibad da ee dalka Turkiga mar uu ka hadlayay qarax shalay lala beegsaday Injineerada asi uu sheegay in aysan hakin doonin wee rarada ay gaystaan Shabaab hawlaha ay ka hayaan Soomaaliya iyo garab Istaagga dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. xigasho:-radiokulmiye.net

Imaaraatka Carabta oo cambaareeyay qaraxii lala eegtay Turkida dhiseysa wa ddada Muqdisho iyo Afgooye

      Wasaarada arrimaha dibadda Imaar aatka Carabta ayaa si kulul u canbaareey say qarax Ismiidaamin ahaa oo shalay duhurnimadii ka dhac ay wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye, kaasoo lala eegtay muwaadiniin Turki ah iyo askar Soo maali ah.

      Qoraalka ka soo baxay Imaaraatka Carabta ayaa lagu sheegay iney ka xun yi hiin weerar kasta oo argagixisanimo, wa xeyna weerarkaasi ku tilmaamtay mid bahalnimo ah.

     "dowladda Imaaraadka Carabta waxaa ay si xooggan u cambaareyneysaa wee rarkii ka dhacay agagaarka Afgooye ee lala beegsaday Shaqaalaha Turkiga ah iyo Booliska Soomaaliya.” ayaa lagu yiri war ka ka soo baxay Imaaraatka Carabta.

     Qarixii shalay oo ahaa mid Ismiidaamin ah ayaa loo adeegsaday gaari NOAH ah, iyadoo ay ku dhaawacmeen 10 ruux oo 4 kamida ay ahaayeen Turkida dhiseysa wa dada, halka lixda kalena ay ahaayeen as kar kamid ah booliska sida gaarka ah u ta babaran.

       Dadka dhaawacyada gaaray waxaa kamid ah Taliye Kuxigeenka Ciidanka Ha ramcad Fanax, kaasoo ah ninka loo xilsaa ray sugida amniga wadadan oo dhismehe eda meel gabo gabo ah ku dhow yahay, iy adoo la filayo in dhaawacyadaasi saacada ha soo socda loo qaadi doono dalka Turk iga.

    Si kastaba, hadalkan ka soo yeeray Im aaraatka Carabta ayaa ku soo beegmaya xili Sirdoonka Soomaaliya uu dal shishe eye dusha uga riday mas’uuliyada qarixii dadka 100ka qof ku dhow ay ku dhinteen ee ka dhacay Ex-Control Afgooye, iyadoo macluumaadkaasna lala wadaagay mada xda sare ee dalka, halka baarista ay ka qeyb qaadanayaan wadamo shisheeye oo aan la magac dhabin.


Xubno Al-Shabaab ah oo lagu dilay dagaal ka dhacay Jubbaland.

    Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa  dagaal  xoogan oo Shalay ka dhacay deegaano ka tirsan dagmooyinka  jamaame iyo Badhaahdhe oo katirsan Gobolka Jubbada Hose.

      Dagaalka ayaa  waxa uu dhaxeeyay ciidamo katisarn milatraiga Soomaaliya gaar ahaan kuwa danab oo kaashana dar aawiishta Jubba land iyo dagaalamayaasha Al-shabaab

Inta la xaqiijiyay dagaa ladaan ayaa waxa ku geeriyowday  ku dha waad 15 qof oo ah dhinacyadii dagaala may

      Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in Ciidamada Jubbaland ay ka war heleen weeraro ay qorsheynayeen Al-Shabaab sidaasna ay ku qaadeen weerarka

        Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Ciidamada Daraawsiihta Jubbaland ay howlgalka ku dileen 9 Xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab waa sida uu had alka u dhigey.

     Maalmihii udanbeeyay gobolka jubba da hoose deegana dhaca ayaa waxaa ka socday howgalo ay sameenayeen ciidama da maamulkaas

Taliyaha Ciidanka Lugta Oo Booqday Furumaha Hore Dagaalka Ee Sh/Hoose

     Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo wa xa uu ku tagay Difa acyada Ciidanka xo ogga dalka ay ku le eyihiin Degaanada Awdheegle, Bariire, Sa biid iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose.

     General C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa mid mid u dul istaagay Difaacyada isag oona halkaasi kula kulmay Ciidan ku guda jira waajibaadkooda qaranka loo igmaday

     Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya  General C/Xamiid Max amed Dirir  waxa uu ciidamada faray in ay u diyaar garoobaan Howlgal ka dhan ah Al-shabaab kaasi oo looga xureynayo deg aanada gobolka shabellada hoose

      Safarka Taliyaha ciidanka dhulka ayaa ahaa mid dhulka ah,isagoona Booqday fariisimaha ciidamada xoogga dalka.

Dil Ka Dhacay Degmada Afgooye Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa

      Wararka aan ka heleyno Degmada Afg ooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay aa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas lagu dilay Wiil dhalinayro ah oo la sheegay inuu shacab ahaa.

       Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilkaas uu ka dhacay bartamaha Afgoo ye, waxaana Wiilka dhalinyada ahaa u geystay Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado.

Marxuumka la dilay ay aa waxaa lagu magaca abi jiay Cabdisalaam Ma xamed Macalin, waxaa na goobta uu dilka ka dhacay si deg deg ah uga baxsaday ragii ka dambeeyay falkaas.

       Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka De gmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gaaray halka uu dilka ka dha cay, waxaana ay ka wadaan baaritaano ay ku radinayan kooxihii hubeysnaa ee dilka geystay.

      Wararka ayaa intaas waxaa ay ku dara yaan in Cabdisalaam Maxamed Macalin uu la shaqeeynayan muddooyinkii dambe Maamulka Degmada Afgooye, hayeeshee Shalay xili uu ku sugnaa Bartmaha Mag aalada la toogtay.

      Degmada Afgooye ayaa xiliyada qaark ood waxaa ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag dhalinyaro ah oo ku hubey san Bastoolado, waxaana inta badan dil alkaas sheegta Al-dagaalmayaasha Al-shabaab.

Xildhibaan Daahiye: Waxaan hubeyney naa shacabka si ay Al-Shabaab isaga celiyaan

       Weerarro is daba joog ahaa oo dhawa anahan la sheegay in ay dabley ka tirsan xarakada Al-Shabaab ku qaadeen meelo ka mid ah gobolka Woqo oyi Bari ee Kenya oo kii ugu dambeeyey lagu laayey macalimiin, ayaa kallifay in ay maca lli miinta aan gob olka u dhalanin dalbadaan in laga bedelo gobolkaas maadaama oo nabadgelyadiisu aanay fiicnayn.

    Waxa magaalada Gaarisa lagu qabtay shir ay isugu tageen hogaamiyeyaasha siy aasadeed ee degmada Gaarisa oo ay ku gorfaynayeen sida ugu haboon ee lagu su gi karo nabadgelyada deegaankaas.

      Maxamed Daahiye oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenaya, kana mid ah aa madaxdii ka qeyb gashay shirka looga arrinsanayo dhibaatada ay Al-Shabaab ku hayso deegaannada Dowlad Goboleedka Gaarisa ayaa BBC-da u sheegay in tallaab ada ugu weyn ee ay qaadi doonaan ay tah ay in dowladda dhexe oo kaliya aan lagu haleyn dooonin amniga deegaanka.

     ''Waxaa la go'aansaday in ma'suuliyii inta Ismaamul Goboleedka iyo shacabku ba ay qeyb noqdaan sugidda amniga'', ayuu yiri xildhibaan Daahiye.

''Waxaa la hubeeynayaa shacabka oo la ta barayaa si ay ula dagaalamaan nimankan argagixida ah oo dhibka badan nagu ha ya''.

       ''Ismaamul goboleedka Gaarisa wa xaa laga rabaa iney iyagana bixiyaan mish aaraadkii iyo kharashkii lagu tabari lahaa shacbka la hubeeynaya'', ayuu intaasi ku sii daray daahiye.

      Al-shabaab ayaa dhowr weerar ka fuli say deegaanada hoos yimaada magaal ada Gaarisa oo uu ka mid ahaa weerarkii ugu dambeeyay ee ay kooxda ka fulisay deegaanka Kamuudeey kaasi oo lagu bar tilmaameedsaday maacalimiinta aan     So omaalida ahayn ee ka yimaada deegaan nada kale ee dalka Kenya.

       Inta badan weerarka Al Shabaab ay ka geystaan gudaha Kenya ayaa waxaa ay dhibaato kasoo gaarta dadka Islaam-ka, gaar ahaan Soomaalida kuwaasi oo xi ta dhacda in mararka qaar ay dhacdo inay waxyeelo kasoo gaarto dadyowga kale ee ay dhibaatadu kasoo gaarto weerarada Al Shabaab.

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Ciida mo Cusub Oo Kasoo Goostay Puntland

       maamulka Somaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay soo bandhigay Ciidamo badan ay ku sheegeen inay ka goosteen dowlad Goboleedka Puntland, kuwaasi oo ka howlgeli jiray deegaano ka tirsan Gob olka Sool.

      Ciidamadan oo tirro ahaan lagu shee gay 30 Askari ayaa waxaa la socday Sar aakiil, waxaana lagu soo bandhigay Maga alada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, iyagoona Puntland u joogay Degm ada Boocame ee Gobolkaas.

    Sidoo kale Ciidamadan kasoo goostay Puntland ee ku biiray Soomaliland ayaa waxaa soo dhaweeyey Maamulka Gobo lka Sool iyo kan degmada, isla markaana waxaa lagu wareejiyay Taliyaha qeybta Booliska Sool.

     Puntland weli kama hadlin Warkaan ka soo baxay Somaliland oo ku aadan Cii damadan ay soo bandhigeen oo ay shee geen inay ka tirsanaayeen Maamulka Pun tland balse ay kusoo biireen dhanka

Somaliland

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

     Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixi yay Guddiga Doorashooyinka Madaxway naha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarla maanka Galmudug ee Dhuusamareeb waxa ana shirguddoominaayay Gud oomiyaha Baar lamaanka Gal mudug Dr.Maxamed Nuur Gac al.

    Guddiga doorashada Madax weynaah iyo kuxigeenkiisa ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 Xubnood,kuwaas oo laag soo xuley Baarlamaanka cusub ee Galmudug, wax aana guddigaan ay dhawaan soo saari doon aan jadwalka doorashada. Hoos ka Akhriso:-

Hirshabeelle Oo Amar Dul-Dhigtay Hay’addaha Samafalka

       Wasaaradda qorsheynta Maalgashi ga iyo Iskaashiga caalamiga ee DG /ka Hirshabe elle ayaa soo saa rta Amar ku socda Hey’ad aha Samaalka ee ka howlgala Dee gaan ada Hirshabelle.

      Qoraal kasoo ba xay  Xafii ska Wasiir ka qorsheynta Hirsha beelle ayaa waxaa dhamm aan Hey’adaha Samafalka lagu wargeliyay in ay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradda  Qo rsheyn ta ugu dambeyn 31-da bishani janna ayo ee 2020.

     Hirshabeelle ayaa sheegtay in sanad kii te gay ee 2019 deegaanadeeday saame eyeen dhibaatooyin dabiici ah sida fatah aadii uu sam eeyay Wabiga Shabeelle, iya goona tilmaamay in sanadkan 2020 la dar-dar gelin doono shaq ooyin badan.

  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip