Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada C/Casiis Oo Xilka Si Rasmi Ah Ula Wareegay

0
Tuesday January 07, 2020 - 20:41:05 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada C/Casiis Oo Xilka Si Rasmi Ah Ula Wareegay

    Munasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdi casiis Mahdi Faarax Cabdulle ayaa galabta lagu qabtay xarunta Degmada cabdi casiis ee Gobolka Banaadir. Munasabadaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka arri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdi casiis Mahdi Faarax Cabdulle ayaa galabta lagu qabtay xarunta Degmada cabdi casiis ee Gobolka Banaadir. Munasabadaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Shakeeti) xildhibaano iyo marti sharad kale. Gudoomiye Basma oo xaflada ka hadashay ayaa ka codsatay shacabka rer Cabdi Casiis in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub si uu u guto xilkiisa.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip