Dhageyso:- Guddiga Qaban-Qaabada Maalmaha Xuriyadda Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyay

0
Tuesday January 07, 2020 - 15:52:21 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:- Guddiga Qaban-Qaabada Maalmaha Xuriyadda Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyay

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay guddiga qabanqaabada maalmaha xuriyadda oo dhawaan uu magacaabay ra'iisul-Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka oo uu guddoominayay Guddoomiyaha guddiga ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay guddiga qabanqaabada maalmaha xuriyadda oo dhawaan uu magacaabay ra'iisul-Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka oo uu guddoominayay Guddoomiyaha guddiga ahna wasiirka warfaafinta mudane Maxamed Casbdi Xayir {Maareeye} ayaa looga hadlay sida ugu wanaagsan ee loo wajahayo xuska maalmaha xuriyadda oo in kasta oo dhowr bil ay ka harsanyihiin.

 
Guddoomyaha guddiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlayay warbaahinta kulanka akdib waxa uu tilmaamay in u jeedada guddigaan loo magacaabay iyada oo bilo badan ay ka harsanyihiin maalmaha xuriyadda ay tahay in si ka duwan sidii hore loo xuso maadaama 60-sano ay u buuxsamayso Somaliya waqtigii ay ka xurowday gumaystaha.

Ugu dambayntii waxa uu sheegay Wasiir Maareeye in sanadkaan la samayn doono isbedel muuqda oo dhinac kastaha Soomaaliyana ay ugu caalamaysantahay sanadka horumarka sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan Ka Dhageyso Cod Wasiirka

Audio Player
 
XIGASHO:-RADOIDALSAN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip