Dhageyso:-Hay'adda Duulista Oo Muujisay Walaac Ku Aaddan Maamulka Hawada Soomaaliya

0
Tuesday January 07, 2020 - 15:19:07 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Hay'adda Duulista Oo Muujisay Walaac Ku Aaddan Maamulka Hawada Soomaaliya

    Maareeyaha hay'adda duulista Rayidka e Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka war bixiyay hanaanka shaqo ee hay'adda tan iyo intii Soomaaliya ay la soo wareegtay maamulka guud ee Hawada So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha hay'adda duulista Rayidka e Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka war bixiyay hanaanka shaqo ee hay'adda tan iyo intii Soomaaliya ay la soo wareegtay maamulka guud ee Hawada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ay jiraan caqabado badan oo ay wajahayaan taas oo ay ugu horayso sida uu sheegay Sharciga duulista rayidka oo ansixin u baahan shaqooyin badana ay uga xiranyihiin.

 
Dhinaca kalana waxa uu sheegay 13-ka bishaan in magaalada Nairobi uu ka dhacayo Shir weyn oo looga hadlayo maamulka hjawada Soomaaliya iyo waxyaabihii u qabsoomay gaar ahaana la weydiin doono hadii la meel mariyay sharciga duulista hawada Soomaaliya.

Mareeyaha ayaa tilmaamay in golaha shacabku ay ansixiyeen sharcigaan hatana uu horyaallo golaha aqalka sare loona baahanyahay in si deg deg ah loo meel-mariyo hadii kalana maamulka hawada Soomaalliya ay ka tashan doonaan hay’addii horay u maamuli jirtay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Audio Player
 
00:00
XIGASHO:-RADIODALSAN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip