Dad Ku Dhintay Isbuurasho Ka Dhacday Aaskii Qaasim Suleymaani

0
Tuesday January 07, 2020 - 15:11:37 in Wararka by
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Ku Dhintay Isbuurasho Ka Dhacday Aaskii Qaasim Suleymaani

    Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday magaalada Kerman ee dalka Iraan halkasoo maanta lagu aasayay sarkaal sare oo ka tirsanaa milatariga Iran oo ay dhawaan Mareykanka duqeyn ku dileen. Warbaahinta Iran ayaa ku warantay in 48 qo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday magaalada Kerman ee dalka Iraan halkasoo maanta lagu aasayay sarkaal sare oo ka tirsanaa milatariga Iran oo ay dhawaan Mareykanka duqeyn ku dileen. Warbaahinta Iran ayaa ku warantay in 48 qof ay sidoo kale ku dhaawacmeen isbuurashadaasi.

 
Malaayiin qof ayaa isugu soo baxday aaska Qaasim Suleymaani oo lagu aasaya magaalada u ka soo jeeda ee Kerman.

Dilkiisa ayaa dhaliyay cabsi ah inuu dagaal dhehxmara Mareykanka iyo Iraan.

Mareykanku wuxuu sheegay inuu ahaa argagixiso khatar ku ah ciidammada Mareykanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip